Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartan orod ah oo lagu xusayay maalinka dadka naafada oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo/sawiro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Tartan orod ah oo lagu xusayay maalinka dadka naafada oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo/sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan Oo Ay Soo Agaasintay Wasaarada Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug Isla Markaana Qeyb Ka Ah Munaasabadaha Lagu Maamusayay Maalinta Naafada Aduunka Oo Ku Beegan 3da Bisha Decembar Ayaa Xalay Lagu Qabtay Magaalada Galkacyo Ee Xarunta Gobalka Mudug Iyadoo Ay Ka Qeyb Galeen Munaasabada Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug Xubno Ka Socday Ururada Naafada Gobalka Mudug Ee Galmudug Iyo Xubno Matalayay Ururada Haweenka Iyo Dhalinyarada Gobalka Mudug

Munaasabada Oo Lagu Dhiiri Galinayay Dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qaba Sidoo Kalana Abaal Marino Biladeed Iyo Mid Lacageed Lagu Gudoonsiiyay Qaar Ka Mida Naafada Gobalka Oo Ay Ka Mid Ahaayeen Caruurta Maqalka Naafada Ka Ah Oo Loo Qabtay Tartamo Dhiiri Galin Ah Ayaa Waxaa Ugu Horeyn Ka Hadlay Duqa Dagmada Galkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale Oo Sheegay In Maamulka Dagmada Galkacyo Ay Si Gaara Ah U Ogaan Doonaan Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qaba Ee Ku Nool Dagmada Galkacyo

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026

Drs Yurub Cabdul Qaadir Sheekh Cali Isku Duwaha Wasaarada Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug Ee Gobalka Mudug Ayaa Iyana Sheegtay In Ujeedka Munaasabadaan Ay Uqabteen Ay Tahay Sidii Laysugu Baraarujin Lahaa Ka Warqabista Dadka Qaba Baahiyaha Gaar Ah Loona Garab Istaagi Lahaa

Munaasabada Oo Intii Ay Socatay Ay Ka Hadleen Culuma Udin Waxgarad Ganacsato Iyo Xubno Matalayay Ururada Haweenka Iyo Dhalinyarada Gobalka Mudug Kuwaa Dhamaantood Sheegay In Doorkooda Ka Qaadan Doonaan Dhiiri Galinta Iyo Garab Istaaga Walaalaha Baahiyaha Gaarka Ah Qaba Ayaa Waxaa Gunaanadkii Ka Hadlay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Cayaaraha Galmudug Cumar Cabdi Maxamed Guure Oo Balan Qaaday In Muddo Lix Bilood Ah Uu Bixin Doono Kirada Iskuulka Wax Lagu Baro Dadka Maqalka Naafada Ka Ah

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Turkiga siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka

Next Post

FAO oo digtay ayax hor leh oo soomaaliya ku wajahan gaar ahaan gobalada koonfurta iyo bartamaha

Next Post
FAO oo digtay ayax hor leh oo soomaaliya ku wajahan gaar ahaan gobalada koonfurta iyo bartamaha

FAO oo digtay ayax hor leh oo soomaaliya ku wajahan gaar ahaan gobalada koonfurta iyo bartamaha

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In