Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartan Qu’raan akhris ah oo lagu soo gabagabeeyay Johannseburg-South Africa- Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Tartan Qu’raan akhris ah oo lagu soo gabagabeeyay Johannseburg-South Africa- Sawirro

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Tartankan oo la qabto bisha barakeysan ee Ramadaan  ee sanad walba oo ay soo qabqabaayaan hay’adda culumada Al Bayaan ee K/Afrika ayaa ahaa kii afraad waxaana  lagu qabtay magaalada Johannseburg, waxaana ka soo qeybgalay culumo,waaliidiin iyo dad weyne kale waxaana ka qeyb qaadanayay arday laga soo xulay  madaariista Al Bayaan ee gobolada dalka K/Afrika waxa uuna tartankan socday sadex maalmood ayaa lasoo gabagabeeyay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ardayda ka qeyb qaadanaysay tartankan oo qaarkood da’dood ka yareyd toban sano jir ayaa waxa ay ku tartamayeen shanta Juz ilaa sodonka Juz ee Qu’raanka Kariimka.

Sheekh Cali Ibraahim Cali Towxiid oo ka mid ahaa macalimiinta Al Bayaan kana mid ahaa qabanbaayasha tartanka ayaa sheegay in ay bilaabeen sanadkii 2012 ka  inay ku faraxsan yihiin inuu u qabsoomo tartankii afaraad.

Gudoomiyaha  majliska Al-bayaan Sheekh Xasan Guure oo furay tartanka Qu’raanka Kariimka ah ayaa sheegay in tartanka loogu gol leeyahay sidii loo xifdin lahaa Qur’anka laguna dhiirigelin lahaa ubadda.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

WD:C/qaadir Axad- Johannseburg

Previous Post

Wasiirka caafimaadka: isbedel ayaa soo kordhin doonaa

Next Post

Sida loo gudbo Waddada-Sawirro

Next Post
Sida loo gudbo Waddada-Sawirro

Sida loo gudbo Waddada-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In