Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

tartan Qur’aan aqris ah oo Buuhoodle laga furay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
tartan Qur’aan aqris ah oo Buuhoodle laga furay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan lagu daah furayaay tartankan qur,aan aqriska ah oo u dhexeeya araday laga soo kala xulay dugsiyada qur,aan oo kuyaala magaalada Buuhoodle ayaa lagu qabtay magaaladatan buuhoodle taasi oo ay ka qeyb galeen waxgarad, culimaa,udiin, waalidiin iyo marti sharaf kale.

Cumar maxamed maxamuud oo ah gudoomiyaha jimciyada Alnuur oo soo qabanqabisay xaflada tartanka quran aqriska ah laguna waynaynayo fadliga bisha Ramadaan ayaa ugu horeyn ka hadlay muhiimada tartankan uu u leeyahay ardaydan iyo guud ahaan bulshada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“jimciyada Alnuur waa jimciyad ka shaqaysa gobolada sool iyo sanaag jimciyad u qabilsan quraanka kariim ka ah iyo madarista iyo siminaarada macalimiinta iyo wixii la mid ah waxaa jimciyada hoos yimada 25 madarasadood oo ka jira magalada buuhoodle waxana hada tantankan ka qabqaadanaya 15 madarasadood oo laga keenay 50 arday.

waxaa sidookale xaflada ka hadlay C/casiis Ismaaciil Garaad Soofe oo ka mid ah walidiintii ka soo qebgashay  munaasabadan isagoo dhiiro gelin iyo bogaadin u diray ardaydani .

“waxaan aad ugu farax sanahay inay qurankoodii iyo diintodii bartaan wakhti wacan oo fadli leh na tartamayaan halana ogado inay u tartamayaan deegaanka oo macalimiintu tartamayan oo walidiintu tartamayaan walidiintana waxaan ka cod sanayaa inay doorkooda ka qataan sidii kor lugu qadi lahaa runtii waxaan u mahad celinayaa cidii soo qaban qabisay tartanka quraanka ah.

Inta lagu guda jiro bisharamadaan ayaa intabadan waxaa dhaca munaasabado kaladuwan oo lagu weyneeyo fadliga bishan barakaysan ee Ramadaan waaana tartankan qur,aan aqriska ah uu kamid yahay weyneynta fadliga bishan oo qeymo weyn ugu fadhisa dhamaan umada muslimiinta kunool daafaha caalamka

 

Previous Post

Kulan looga hadlay doorka haweenka ee nabada oo Muqdisho lagu qabtay {SAWIRRI}}

Next Post

Wasiirka difaaca iyo taliyaha xoogga oo su’aalo laga weydiiyay shaqadooda”SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka difaaca iyo taliyaha xoogga oo su’aalo laga weydiiyay shaqadooda”SAWIRRO”

Wasiirka difaaca iyo taliyaha xoogga oo su'aalo laga weydiiyay shaqadooda"SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In