Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartan Qu’raan Aqris ah oo lagu soo gaba-gabeeyay Kenya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tartan Qu’raan Aqris ah oo lagu soo gaba-gabeeyay Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu abaal marinayey Arday da’yar ah oo ku guuleystay tartan Qu’raanka kariimka ah oo lagu  qabtay dalka kenya horraantii Bishaaan Bareekaysan ee Rammaddaan ayaa waxaa ka qeybgalay Culumaa’udiin Soomaaliyeed oo caan ah.

Guddoomiyaha Dalladda Dugsiyada Qu’raanka dalka Kenya Cismaan Maxamed Ismaaciil ayaa sheegay in haddiyado qaali ah ay guddoonsiiyeen Ardaydii kaalimaha hore galay,  isagoo sheegay in tartankaan uu ahaa tartan sannadle ah oo sannadkiiba marka la gaaro bisha Rammaddaan lagu qabto dalka Kenya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ardaydii tartanka Qu’raan Aqriska kaalimaha hore galay aya la guddoonsiiyay Abaalmarinno lacageed oo  ay ku farxeen iyaga oo dareenkood ka halayana waxa ay sheegeen in ay aad ugu faraxsanyihiin sannadkaan inay ka qayb galaan Tartan Qu’raan aqris ah.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah mashaa’iiqda caanka ah ayaa ku Boorriyay Dhammaan dadkii xafladdaas ka soo qayb galay in ay  weyneeyaan barashada iyo xifdinta Qur’aanka kariimka ah.

Previous Post

Ciidammadda xoogga dalka oo dib u furay waddooyin horey u xirnaa

Next Post

Danyar deeq Afur ah loogu sameeyay Muqdisho

Next Post
Danyar deeq Afur ah loogu sameeyay Muqdisho

Danyar deeq Afur ah loogu sameeyay Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In