Thursday, October 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartanka Heesaha Hirgalay oo lagu qabtay Muqdisho”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tartanka Heesaha Hirgalay oo lagu qabtay Muqdisho”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartankaan oo qayb ka ahaa Barnaaamijka soo Noolayanta dhaqanka, Hidaha,farshaxanka iyo heesaha Hirgalay ย ayaa waxaa ku tartamay Afar Dhallinyaro oo ka kala yimid ย kala yimid Gobolka Banaadir.

Xaawo Cabdi Xasan oo ka mid ah Tartamayaasha ayaa kaalinta koowaad gashay, iyadoo ku Tartamayeeysay Hees wadani ah oo tilmaameysa Dhaqanka Dadka Soomaaliyeed.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Guddoomiyaha Degmada kaaraan C/fitaax Nuur Cali oo degmadiisa marti loo ahaa ayaa sheegay in Taariikhda Heesaha Hirgalay ay yihiin kuwo miisaan muhiim ah u leh ummadda Soomaaliyeed.

Mareeyaha Wakaaladda Murtida iyo Madadaallada Abwaan Cabdi Dhuux Yuusuf ayaa sheegay in Bulshadda Soomaaliyeed ay Aad ugu fiican yihiin Fanka isl markaana Fanka Soomaalida uu Aad uga sareeyo kuwa kale.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka ย iyo dalxiiska C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayaa qeexay siyaasadda Wasaaradda ee ku Aadan soo Nooleynta Dhaqanka, Hidaha, Farshaxanka iyo heesaha hirgalay oo uu sheegay in uu yahay mid muhiimad gaar ah ay siinayso dowladda Federaalka soomaaliya.

Barnaamijkan Heesaha Hirgalay oo qayb ka ah barnaamijka soo leynta Dhaqanka, Hidaha iyo farshaxanka ayaa waxaa ku tartamaayay Afar Dhallinyaro oo kala ahaa Xaawo Cabdi Xasan oo Gashay kaalinta koowaad, Nuur Maxamed Saciid oo galay kaalinta labaad, Cabdiwali Cumar Cabdulle oo Galay kaalinta sadaxaad ย iyo Xamdi Maxed Cali oo iyana Gashay kaalinta Afaraad, iyadoo Tartankaas ay ka soo baxeen Fannaaniin waweyn oo ka Mid Noqday kooxaha kala duwan ee Dalka ka jira.

Copy of IMG_5344 Copy of IMG_5348 Copy of IMG_5376 Copy of IMG_5398 Copy of IMG_5404 Copy of IMG_5407 Copy of IMG_5413 Copy of IMG_5418 IMG_5293 IMG_5322 IMG_5323 IMG_5349 IMG_5358 IMG_5362 IMG_5366 IMG_5369 IMG_5375 IMG_5378 IMG_5388 IMG_5395 IMG_5399 IMG_5419 IMG_5420 IMG_5422 IMG_5430 IMG_5437 IMG_5456 IMG_5462 IMG_5463 IMG_5469 IMG_5471 IMG_5473

Previous Post

QM Midoobay oo soo dhaweysay Heshiiska dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Next Post

Tababar Horu dhac ah oo ku saabsan Siyaasadda Cimilada oo Muqdisho looga furay Xubno ka tirsan Dowladda

Next Post
Tababar Horu dhac ah oo ku saabsan Siyaasadda Cimilada oo  Muqdisho looga furay Xubno ka tirsan Dowladda

Tababar Horu dhac ah oo ku saabsan Siyaasadda Cimilada oo Muqdisho looga furay Xubno ka tirsan Dowladda

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In