Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa oo kulamo ka tirsan la Ciyaaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa oo kulamo ka tirsan la Ciyaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulamada ka tirsan is reebreebka koobka adduunka ee  2018 lagu Wado in lagu qabto dalka Ruushka ayaa kulamo ka tirsan kuwa qaaradda Africa la Ciyaaray.

Uganda waxaa ay kulan Adag la ciyaartay xulka qaranka Togo oo ka mid ah dalalka sida weyn ugu hormarsan kubada cagta Marka laga ciyaarayo Qaradda Africa,

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026

Lugtii hore oo ay ku wada Kulmeen gudaha dalkaasi Togo 1-0 waxaa loogu Awood sheegtay Togo oo marti gelisay Uganda,

Lugtii labaad oo ka dhacday gudaha dalka Uganda ayaa waxaa ay Togo  halkaasi Kala kulantay guul daro xanuun badan kadib markii looga adkaaday 3-0.

Qaybtii hore ee ciyaarta ayeey Uganda xaqiijisatay in ay ka gudubatay Togo, ayadoo dhammaan Sadexda Gool ee looga adkaaday Togo ay dhalisay Uganda Qaybtii hore ee ciyaarta 4-0 ayeyna noqonaysaa marka la isku daro goolasha labada lugood looga adkaaday Togo,

Ciyaartoyda Xulka Uganda sanadkani Rajo weyn ayey ka qabaan in ay ka qayb galaan koobka adduunka ee ka dhici doono dalka Ruushka sadex sano kadib.

Zambia oo sanadkii 2012 ku guuleysatay koobka Qaramada Qaradda Afrika waxaa ay ku harddameen ka qayb galka koobka adduunka dalka Sudan,

Kulankii hore oo ka dhacay gudaha dalka Sudan ayaa waxaa ay ku soo idlaatay 1-0 oo looga adkaaday Sudan oo marti gelisay Zambia,

Lugtii labaad oo ka dhacday gudaha dalka Zambia ayaa Sidoo kale halkaasi mar kale waxaa lagu qaarajiyay Sudan,

Iyadoo Sudan Qaybtii hore wax gool ah in laga dhaliyo ay diiday balse qaybtii danbe oo ay raadisay goolkii looga soo dhaliyay gudaha Sudan ayaa waxaa daba mareeyay weraryahanada zambia oo shabaqadda Sudan ka helay Laba gool 3-0

waxaana wareegga xiga ee Qaaradda Afrika ay ugu tartamayso ka qayb qaadashada koobka aduunka u soo gudubtay Zambia.

W D Axmed Salaad Shiiqoow

Previous Post

Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa oo kulamo ka tirsan la ciyaaray

Next Post

Kulamo kale oo Xiisa leh ayaa la Ciyaaray Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa

Next Post
Kulamo kale oo Xiisa leh ayaa la Ciyaaray Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa

Kulamo kale oo Xiisa leh ayaa la Ciyaaray Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In