Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartanka Qur’aan akhris ah oo lagu xalay lagu qabtay Fiisho Governo -Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Tartanka Qur’aan akhris ah oo lagu xalay lagu qabtay Fiisho Governo -Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqalka dowlada hoose ee Xamar ayaa lagu soo gabagabeeyay tartan qor’aan akhris ah oo maalmahan socday  kaas oo lagu maamuusaayay bisha barakeysan ee Ramadanka ayaa waxaa loo qabtay arday ka socotay 17ka degmo ee gobalka Banaadir waxaana tartankaasi taabagalinaayay maamulka gobalka Banaadir.

Munaasabadii lagu soo xireyay tartanka  waxaa ka qeybgalay wasiiro iyo xilibaano ka tirsan dowlada Soomaaliya, guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed,guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo xubno ka socday ururda bulshada rayidka ah iyo marti sharaf.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026

Arday ka socday degmada Yaaqshid ayaa ku guulestay kaalinta koowaad waxaa kaalinta labaad galay arday ka socday degmada Wadajir halka kaalinta sdexaad ay gashay degmada Dharkenley waxaana, tartankan qur’aan akhriska ah loo qabtay arday da’adooda ku hooseyso 15 jir.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay fadliga uu leeyahay in la xifdiyo Qur’aanka kariimka.

Wasiirka wasaarada warfaafinta  dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumada Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in macalimiinta malcaamadaha Qur’aanka kariimka looga baahan yahay in ay ardayda baraan dhibaatada ay leedahay ku talaxtagga diinta laguna dadaalo wadaniyadda.

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xusen Jimcaale (Madaale) waxa uu sheegay in tartankani uu yahay mid lagu horumarinaayo barashada Qur’aanka kariimka.

Markii ay soo gabagaboday Xaflada xiritaanka ah ayaa waxaa abaalmarino lagu doonsiiyay tartamaashi kaalamaha hore ka galay iyo gudoomiyeyaasha degmooyinka,  sidoo kale waxaa bilad sharaf la guddoonsiiyay duqa magaalada Muqdisho  oo tartankani tabagaliyay.

13439210_303397186663253_5017481805655326807_n 13512157_303395916663380_7142988909083778585_n 13528923_303396069996698_991910953454066266_n 13529030_303395333330105_9098355823448403655_n 13529096_303397309996574_7649265548470929841_n 13532782_303394859996819_5696392420398009515_n 13532803_303396929996612_1103866404297698079_n 13532869_303395869996718_7810896858526453372_n 13532969_303395469996758_819024999541243763_n 13533191_303395209996784_5574499508189002674_n 13557716_303397313329907_5536006903902258114_n 13567013_303396983329940_4614667105490479430_n 13567140_303396969996608_8976768729213469286_n 13590387_303394563330182_5225595343464537630_n 13590419_303396726663299_5155165530924767845_n 13590510_303394676663504_2086612390384477285_n 13592670_303394979996807_2625544738786754383_n 13592697_303396553329983_7798923456228745806_n 13600001_303395606663411_5489118069073247238_n 13600218_303394756663496_1496196400191158430_n (1) 13600218_303394756663496_1496196400191158430_n 13606711_303395989996706_7023503910756636270_n 13606776_303394429996862_5719268491158149444_n 13606989_303395813330057_817644579927882592_n 13612113_303394439996861_964940658502169525_n 13612224_303394869996818_375394100558434724_n 13612297_303394619996843_4924661166006458481_n 13614971_303394669996838_6247162071698616839_n

Previous Post

Tartamayaasha degmada Boosaaso oo kaalinta 3aad ee tartanka soo gashay “SAWIRRO”

Next Post

Maxkamadda Sare Sacuudiga oo ku baaqday in galabta la fiiriyo bilashada bisha Shawaal

Next Post
Maxkamadda Sare Sacuudiga oo ku baaqday in galabta la fiiriyo bilashada bisha Shawaal

Maxkamadda Sare Sacuudiga oo ku baaqday in galabta la fiiriyo bilashada bisha Shawaal

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In