Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Telefishinka Qaranka oo galabta si toos ah u soo tebin doona ciyaarta Finalka ah ee koobka G. Daa’uud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Telefishinka Qaranka oo galabta si toos ah u soo tebin doona ciyaarta Finalka ah ee koobka G. Daa’uud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed SNTV ayaa markii ugu horeeysay galabta si toos u soo tebin doona ciyaarta Finalka ee Koobka Jen. Daa’uud ay isaga hor imaanayaan Kooxaha Heegan iyo Horseed.

War qoraal ah oo ka soo baxay xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta ayaa lagu sheegay in dhamaan diyaar garowgii loo baahnaa la sameeyay, si ciyaarta kama dambeysta ah ee Koobka Jen. Daa’uud si toos ah looga daawado Telefishinka Qaranka ee SNTV.

Related posts

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026

Soo gudbinta cayaartan tooska ah ayaa waxaa iska kaashanaya xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta, taleefishinka qaranka Soomaaliyeed iyo Horn Connect oo fududeyneysa.

Ciyaartan kama dambeysta ah ayaa waxaa ka soo qeyb geli doonaa kumanaan ruux oo ka kala imaanaya degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana goor sii horeysay ay dadka goosteen Tikidhada ay ciyaarta ku daawanayaan.

Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa tani ku macneeyey tallaabo weyn oo horey loo qaaday, kadib sanado badan oo sharci darro iyo degenaansho la’aan ay ka jirtay Soomaaliya.

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA WAFDIGA WASIIRADA EE BELEDWEYNE KU SUGAN

Next Post

Ban Ki Moon: “Waxaan aad uga naxay qalalaasaha iyo rabshadaha ka sii socda dalka Burundi”

Next Post
Ban Ki Moon: “Waxaan aad uga naxay qalalaasaha iyo rabshadaha ka sii socda dalka Burundi”

Ban Ki Moon: "Waxaan aad uga naxay qalalaasaha iyo rabshadaha ka sii socda dalka Burundi"

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In