Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha Ee Qorshaha Horumarinta Qaranka Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha Ee Qorshaha Horumarinta Qaranka Oo Lagu Qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho kulan Wadatashi ah oo ku saabsan Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha ee Qorshaha Horumarinta Qaranka (QHQ-9) iyo howlaha Hor-tabinta u leh Qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran.

Shirkaan Wadatashi oo ay goobjoog ka ahaayeen dhammaan Wasaaradaha tiirka dhaqaalaha dalka ayaa maanta ka qabsoomay Muqdisho, waxaana looga hadlayay qodobbo dhowr ah oo ay qeyb ka ahaayeen xoojinta iyo isku duwidda tiirka dhaqaalaha toosan iyo dejinta istaraatiijiyada sidoo kalana la isla gartay in lagu xoojiyo wadashaqeynta ka dhaxeysa wasaaradaha wax soo saarka dalka si wadajir loogu yareeyo saboolnimada.

Related posts

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

August 23, 2026

Qodobbada lagu lafa-guray Shirka ayaa waxaa ka mid ahaa:-

1. Is-dhexgalka iyo wadajirka go’aannada qaar ee ahmiyadda u leh Horumarinta Dhaqaalaha.

2: Xaqiijinta habka ay dawladdu u dajisay in la gaaro isku-filnaanshiyo dhaqaale ee xukuumada DAN-QARAN.

3. In la helo hannaan wada-tashi, lana joogteeyo iyada oo diiradda la saaraayo nidaam istaraatiijiyadeed iyo hufnaan ku dhisan.

4. In la isku duwo dhammaan Waaxyaha iyo ilaha waxsoo-saarka dhaqaalaha ee jira, kuwaa oo aas-aas u ah ilaha dhaqaale ee dalka.

Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta waxay hirgelin doonaan xeelado gaar ah oo waaxeed, si loo horumariyo ajendaha kobaca dhaqaalaha iyada oo la casriyeynayo iyo tayeynta waaxyaha, si loo xoojiyo wax soo saarka iyo xoojinta adeegyada horumarka waara.

Ugu dambeyntii Wasiirka Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa bogaadiyay kobaca dhaqaalaha dalka, sidoo kalana dhiirigeliyay wax soo saarka gudaha tasoo ahmiyadda labaad u ah Xukuukadda Dan-Qaran, si loo gaaro isku filnaasho dhaqaale.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo U Amba-baxay Dalka Niger

Next Post

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku dilay 20 khawaarij ah

Next Post
Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku dilay 20 khawaarij ah

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku dilay 20 khawaarij ah

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

August 23, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Dardargelinta howlaha hor-tebinta u leh Baarlamaanka oo laga wada hadlay

Dardargelinta howlaha hor-tebinta u leh Baarlamaanka oo laga wada hadlay

August 23, 2026
0

Waxaa soo gaba gaboobay wadahadalo u dhaxeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ฑ-๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Diyaarinta Warbixinta Wax-qabadka Xukuumadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In