Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Tirada dad Dhimasha iyo dhaawaca oo Buundada duntay e Geneva o korortay

admin by admin
8 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Tirada dad Dhimasha iyo dhaawaca oo Buundada duntay e Geneva o korortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tirada dhimashada ayaa sii korartey in ka badan 30 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen boqolaal kale ku dhaawacmeenkadib marki ay duntay buundo ku taalla magaalada Genoa ee Talyaaniga.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Kooxaha gurmadka ayaa ilaa maanta oo dhan ku dadaalayay sidii ay dad nool uga soo saari lahaayeen buundadii shalay ku burburtay magaalada Genoa ee dalka Talyaaniga.

Ugu yaraan 26 qof ayaa la xaqiijiyay in ay halkaasi ku dhinteen, hasayeeshee waxaa la saadaalinayaa inay sare u kici karto tirada dhimashada.

Booliska ayaa sheegaya inay ku rajo weyn yihiin inay heli doonnaan dad nool oo ku hoos jira burburka.

Kooxaha gurmadka ayaa isku dayaya inay dad nool kasoo saaraan gawaaridda iyo burburka kale ee ka dhashay buundada duntay.

Wararka laga helayo goobta ayaa sheegaya in la maqlayay cabaadka dadka ku hoos xayiran burburka buundada.

Warbaahinta Talyaaniga ayaa sheegaysa in khubarada dhismaha ay mar hore ku taliyeen in isbedel ballaaran lagu sameeyo buundada Morandi taas oo ay iska indha tireen xukuukamada dalkaasi.

Wasiirka gaadiidka ee Talyaaniga, Danilo Toninelli, ayaa sheegay in musiibadda ka dhacday Genoa ay muujinayso sida ay u liitaan dhismayaasha asaasiga ah ee dalkiisa.

Dhibaatadan ayaa indhaha shacabka Talyaaniga kusoo jeedinaysa xukuumadda wadaaga ah ee haysa talada dalkaasi, taasoo ballanqaaday inay kordhin doonto dhaqaalaha ku baxa dhismayaasha asaasiga ah ayna hormarin doonto mashaariicda horumarineed.

Mashaariic badan oo hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee Talyaaniga ayaa waxaa hareeyay musuq maasuq iyo ku lug lahaanshaha kooxaha Maafiyada ah dalka talyaaniga ayaa markasta waxaa kusoo noqnoqda hadal haynta musuqmaasuq

Previous Post

Maraykanka oo mar kale  ku hanjabay cunoqabatayn Turkiga ku soo rogo

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Dalka Turkiga

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Dalka Turkiga

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Dalka Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In