Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirada dadka ku dhintay daadadkii ku dhuftay  Jarmalka oo kordhay

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Tirada dadka ku dhintay daadadkii ku dhuftay  Jarmalka oo kordhay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxaha badbaadada deg deg ah ee galbeedka Jarmalka iyo biljamka  ayaa wada gurmad xoogan oo la doonayo in lagu samata bixiyo boqolaal ruux oo saameyn daran ay ku yeesheen fataahadaha ku dhuftay qeybo ka mid ah Dalka Jarmalka, kuwaa oo la sheegay in ay ku dhinteen 150 ruux.

Maamulka gobalka Rhineland ayaa sheegay in 63 ruux oo ay ka mid ahaayeen 12  ruux oo curyaamo ah ay ku geeriyoodeen degaanka sinzig.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha Jarmalka ayaa sheegay in musiibo xoogan ay ka dhacday dalkiisa isagoo balan qaaday in ay taageero siin doonaan qoysaska ay dadkooda ku geeriyoodeen fatahaadaha

Dad badan ayaa la sheegay in ay go’doomiyeen fatahaadahan ka dhashay biyaha webiyada oo qararka jabsaday.

Kooxaha gurmad deg deg ah ayaa sida la sheegay soo badbaadiyay illaa 50 ruux oo halis ugu jiray in ay la tagaan Daadadka oo xowli ku socday sida uu sheegay mas’uulka ka tirsan dowladda Jarmalka.

Guryo badan oo ku yaala dalkaasi ayaa waxaa dumiyay daadadka iyadoo laga cabsi qabo in dhibaatada ay intaasi ka sii badan karto.

Dowladda ayaa waxaa ay isku dayeysaa in ay diiwaan geliso tirada boqolaal ruux oo la layahay  iyadoo weli goobaha ay dhibaatada ka dhaceen aan la tegi Karin sababa la xiriira wadooyinka iyo qadka isgaarsiinta oo aan wanaagsaneen.

Previous Post

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo  ku xirnaa Seychelles oo la sii daayay

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Cadaaladda oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Cadaaladda oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo “SAWIRRO”

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Cadaaladda oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In