Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tiradda dadka Corona Virus ugu geeriyooday Mareykanka oo gaartay 18,777

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Tiradda dadka Corona Virus ugu geeriyooday Mareykanka oo gaartay 18,777
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sidda laga soo xigtay Hay’adda u xil saaran la tacaalida Corona Virus Mareykanka  24-kii saac ee  la soo dhaafay waxaa  xanuunka Covid 19  u geeriyoday dad gaaraya 2,108.

Tani ayaa lagu sheegay in ay tahay Kororkii ugu badnaa ee dhimashadda  maalinlaha ah ee dalka Mareykanka tan iyo markii uu cudurkan ka dilaacay gudaha USA.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo  kale  waxaa la orankaraa waa  tiraddii ugu badneyd ee taariikhda hal maalin u dhimata Xanuunka Corona Virus  tan iyo markii uu si rasmi ah uga bilowday Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha.

Tirada guud ee dhimashada dadka Mareykanka ee xanuunkan u geeriyooday ayaa gaareya 18,777  sidda ay xaqiijisay Hay’adda  Caafimaadka Adduunka ee (WHO).

Adduunka oo dhan, tirada guud dadka uu haleelay xanuunkan ayaa gaaray 1.7 milyan, halka dadka ka soo kabtayna tiradooda ay ku dhowdahay 376,000.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho 11-04-2020

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka fuliyay degaano ka tirsan Galmudug

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka fuliyay degaano ka tirsan Galmudug

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka fuliyay degaano ka tirsan Galmudug

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In