Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tiro dad ah oo Koonfur Afrika ugu geeriyootay hilib Sumaysan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Tiro dad ah oo Koonfur Afrika ugu geeriyootay hilib Sumaysan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku dhintay dad badan oo ku sumoobay Hilib ay isticmaaleen,iyadoo Dowladaha kala ah Namibia, Zambia Iyo Bostwana oo deris lah Koonfur Afrika ay hakiyeen hilibkii ay ka soo dhoofsan jireen Dalkaasi Koonfur Afrika.

Cudurkan ayaa ka dilacay Dalka koonfur Afrika,kaasi oo la sheegay in ay sabaabtay Bacteria  loo yaqaano Listeria,taasi oo ka dhalatay hilib Warshadeysan oo Wadankaasi laga Istimaalay,iyadoo dadka dhintay ay gaarayaan ilaa 180 ruux sanadkii tagay.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Sida la aaminsanyhay asal ahaan wuxuu hilibkan ka yimid warshad ku taalla magaalada waqooyiga ah ee Polokwane ee Dalkaasi Koonfur Afrika,Balse Agaasimaha shirkadda Tiger Brands oo leh warshadda ayaa sheegay in aysan jirin wax xiriir toos ah oo ka dhaxeeya dadka dhintay ee 180-ka ah iyo badeecada shirkadda.

Xukuumadda Pretoria ee Koonfur Afrika ayaa bilowday qorshayaal looga hortagayo fiditaanka saameynta arrintani,iyadoo gebi ahaanba Bakhaarada lagu iibiyo Hilbahaasi Warshadeysan laga sifeynayo,maadaama cuduro ay ka dhasheen.

Dhanka kale Dowladda Malaawi ayaa ganacsatada Dalkeeda ka codsatay  inay dukaamada iyo goobahooda ganacsi ay ka saraan hilibka laga keeno dalka Koonfur Afrika iyadoo Dowladdu ay ka baqanayso in ay dad ku sumoobaan hilibkaasi Warshadeysan.

Sidoo kale war ay soo saareen qaar kamid ah Ha’yadda qaramada midoobey ayaa lagu sheegay in la rumeysan yahay  in cudurkani uu yahay caabuqa ugu wayn ee dunida oo idil ka dillaacay,kaasi oo saameyntiisa leh.

Wakaaladda Wararka Reuters ayaa qortay in ay jiraan 948 dhacdo cudurkan listeria dad uu soo ritay kaasi oo laga qaado hilibka sumaysan sanadkii 2017-kii, iyadoo Qaramada midoobay ay ku tilmaantay tiradii ugu badnayd adduunka.

Previous Post

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Gudoomiyaha  Gudiga  shaqaalaha   Rayidka ah ee Dawlada oo Gaaray  Magaalada Cadaado 

Next Post
Gudoomiyaha  Gudiga  shaqaalaha   Rayidka ah ee Dawlada oo Gaaray  Magaalada Cadaado 

Gudoomiyaha  Gudiga  shaqaalaha   Rayidka ah ee Dawlada oo Gaaray  Magaalada Cadaado 

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In