Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Toddoba Xildhibaan oo lagu doortay Muqdisho  

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Lix Xildhibaan oo ka tirsan BFS oo maanta lagu doortay Magaalada Baraawe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa goordhow lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho doorashada toddoba xildhibaan oo maamulka Soomaaliland ku mateli doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya.

Nuuriya Aadan Ciise ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#212 ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Muqdisho.

Related posts

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026

Cabdullaahi Cabdi Maxamed ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#264 ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#207 ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

Faadumo Ismaciil Xuseen ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#242.ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

Nuuradiin Cabdullaahi Colujoog  ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#246.ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

Caydaruus Saalax Yuusuf. ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#246.ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

Sahra Yuusuf Cige ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#258 ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

Kuraasta Xildhibaannada Aqalka hoose ee maamulka Soomaaliland oo ka kooban 46 ayaa waxaa ka harsan oo keliya saddex mudane , kuwaas oo la filayo in maalmaha soo socda doorashadooda lagu qabto magaalada Muqdisho.

Previous Post

Lix Xildhibaan oo ka tirsan BFS oo maanta lagu doortay Magaalada Baraawe

Next Post

Hirshabelle oo shaacisay qabashada doorashada saddex kursi 

Next Post
Hirshabelle oo shaacisay qabashada doorashada saddex kursi 

Hirshabelle oo shaacisay qabashada doorashada saddex kursi 

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In