Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Todobaadka Dhirbeerista Qaranka oo Muqdisho laga xusay{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Todobaadka Dhirbeerista Qaranka oo Muqdisho laga xusay{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad qayb ka ah xuska Todobaadka dhirberista Qaranka Soomaaliya oo maalmahaanba si habsimi ah uga soconaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Xukuumadda Soomaaliya halkaas oo ay uga qayb galeeen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo mas,uuliyiin kale.

kulankaas ayaa waxaa Xubnaha golaha wasiirada ee ka qayb galay ka mid ahaa Wasiirka wasaarada Beeraha xukuumada Soomaaliya .wasiir ku xigeenka wasaarada Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa .sidoo kale mas,uuliyiinta ururka haweenka Qaranka waxaa Goob joog ka ahaa gudiga heerka Qaranka ee Dowladda Soomaaliya u saartay Qaban qaabada Munaasabadahaas waxaa kale oo ka qayb galay xubno Β ka mid ah wasiirada mamaulka Koofurgalbeed .

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdi naasir Gaarane Maxamed oo ka hadlay Munaasabadaaslagu xusayay Todobaadka dhirbeeerista Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu sheegay in Farxad weyn ay u tahay in qaab wanaagsan ay Munaasabaduhu u dhacayaan sidoo kale ay kala soo qaybgaleen wasaaradaha qayraadka dalka isagoo xusay in uu rajo weyn ka qabo in sidii loogu talo galay oo wanaagsan ay ku soo dhamaadaan Munasabadahaasi.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Soomaaliya Axmed Xasan Gaboobe Ugaas Bille ayaa waxaa uu ugu horeyntii ku amaanay wasaaradda Xanaanada Xoolaha qaabka ay u agaasintay xilkana iskaga saartay qabashada munaasabadahaan iyo ka wacyi galinta bulshada in dhirta la jaro waxaana uu intaa ku daray in dhirtu tahay Muhiimada koowaad ee Nolosha Bulshada ka,aanteeedna aysan jirin Nolol.

Mr Gaboobe ayaa waxaa uu ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed in ay meel uga soow ada jeestaan dadka jaraya dhirta ee degaanka xaalufinaya isla markaa taa badalkeeda ay dhir badan beraan si ay uga qayb qaadato bilicda Degaankeena .

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa furay Todobaadka dhireynta Qaranka 11 kii Bishaan April 17 ka Bisha ayayna ku beeegantahay Malinta loo asteeyay Dhirbeerista Soomaaliya .

20150415_120854_resized 20150415_121038_resized 20150415_121054_resized 20150415_121106_resized 20150415_121123_resized 20150415_121817_resized 20150415_122251_resized 20150415_122257_resized

Previous Post

Wargelin: Kala soco wararkii ugu dambeeyay Wargeyska dalka

Next Post

Ku-simaha R/Wasaaraha oo booqday dadkii ku dhaawacmay Weerarkii shalay{SAWIRRO}

Next Post
Ku-simaha R/Wasaaraha oo booqday dadkii ku dhaawacmay Weerarkii shalay{SAWIRRO}

Ku-simaha R/Wasaaraha oo booqday dadkii ku dhaawacmay Weerarkii shalay{SAWIRRO}

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In