Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Toos u Daawo:-Munaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka iyo Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ka socota Muqdisho

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu soo Bandhigayo Waxqabadka Wasaaradda Maaliyada oo Muqdisho ka socota+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Munaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka iyo Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa hadda ka socota Muqdisho, iydoo ay ka qeyb-galayaan Munaasabadda Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale.

Wasraadadda Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Ku guuleystay in ay kobciso dhaqaalaha Dalka, iyadoo bixsay Mushaaraadka shaqaalaha Dowladda sida Ciidamada iyo shaqaalaha Rayidka taasoo keentay in hay’adda Lacagta Aduunka IMF iyo Beesha Caalamka ay Wasaaradda  Ku amaanaan Hanaanka hufan ee ay Ku talaabsatay Sanadkii 2017-ka.

https://www.youtube.com/watch?v=DrDvcX4Odl4

Previous Post

Munaasabad lagu soo Bandhigayo Waxqabadka Wasaaradda Maaliyada oo Muqdisho ka socota+Sawirro

Next Post

Kalfadhigii 2-aad ee Golaha Aqalka Sare oo Maanta soo xirmay+Sawirro

Next Post
Kalfadhigii 2-aad ee Golaha Aqalka Sare oo Maanta soo xirmay+Sawirro

Kalfadhigii 2-aad ee Golaha Aqalka Sare oo Maanta soo xirmay+Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In