Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tottenham oo Xasuuqday Kooxda Chelsea oo Hogamineysay Horyaalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Tottenham oo Xasuuqday Kooxda Chelsea oo Hogamineysay Horyaalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Tottenham ayaa garoonkeeda White Hart Line 5-3 uga badisay kooxda Chelsea oo hogaamineysay horyaalka ingiriiska.

Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqqadii 18-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Diego Costa.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Costa ayaa dhaliyay goolkiisii 14-aad ee horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga.

Kooxda Tottenham ayaa isla qeybtii hore ee ciyaarta ku jawaabtay sedax gool oo deg deg ah.

Ciyaaryahan Harry Kane 30-aad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Tottenham.

Ciyaaryahan Danny Rose ayaa daqiiqadii 44-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Tottenham.

Ciyaaryahan Andros Townsend ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka sedaxaad oo rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Tottenham,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Ciyaaryahan Eden Hazard ayaa daqiiqadii 61-aad ee ciyaarta gool labaad u dhaliyay kooxda Chelsea.

Ciyaaryahan Nacer Chadli ayaa daqiiqadii 78-aad goolka shanaad u dhaliyay kooxda Tottenham.

Ciyaaryahan John Terry ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Chelsea.

Kooxda Chelsea ayaa oo hogaanka horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga ayaa waxa ay hada isku dhibco yihiin kooxda Manchester City oo caawo 3-2 uga badisay kooxda Sunderland.

Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ayaa leh min 46-dhibcood ku haya hogaanka horyaalka.

Kooxda Tottenham ayaa kaal horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 34-dhibcood.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Website-ka Radio Muqdisho Oo Dib U Habeyn Iyo Balaarin Lagu Sameeyay “Sawirro”

Next Post
Website-ka Radio Muqdisho Oo Dib U Habeyn Iyo Balaarin Lagu Sameeyay “Sawirro”

Website-ka Radio Muqdisho Oo Dib U Habeyn Iyo Balaarin Lagu Sameeyay "Sawirro"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In