Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Trump oo saxiixay sharci lagu taageerayo dibad baxyaasha Hong Kong

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Trump oo saxiixay sharci lagu taageerayo dibad baxyaasha Hong Kong
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci lagu taageerayo kooxaha dimoqoraadi doonka ee dibad baxyada ka wado Ismaamulka Hong Kong.

Trump ayaa sheegay in heshiiskan uu saxiixay isagoo xushmad u hayo Madaxwaynaha Shiinaha iyo dadka reer Hong Kong.

Related posts

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026

Wasaaradda Arrimaha dibada ee Shiinaha ayaa Mareykanaka ku eedeesay in uu sii hurinayo xiisaddam ka dhaxeysa labada dal

Mr Trump waqti xaadirkan waxaa uu raadinayay sidii uu heshiis ula gaari lahaa Shiinaha, si loosoo afjaro dagaalka dhanka ganacsiga ah ee u dhaxeeyo labada wadan.

Xukuumada Hong Kong ayaa dhankeeda sharcigaan ku tilmaamtay in calaamad qaldan uu muujinayo balse uusan wax katari dooni xaaladda ka taagan Hong Kong.

Mid kamid ah hogaamiyaasha dibad baxyadana ayaa dhankiisa ku tilmaamay sharcigaan in uu yahay mid guul wayn u ah dadka reer Hong Kong.

Previous Post

Manchester: Ninkii Soomaaliga ahaa ee toorrida weerarka ku geystay oo la xukumay

Next Post

Muddo kadib Soomaaliya oo ku guuleysatay inay Mooska dibadda u dhoofiso

Next Post
Ganacsato Soomaaliyeed oo kaashaneysa Wasaaradda Beeraha oo muddo afar sano ah kadib bilaabay dhoofinta Mooska “SAWIRRO”

Muddo kadib Soomaaliya oo ku guuleysatay inay Mooska dibadda u dhoofiso

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In