Tuesday, October 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Trump “Weerar kasta oo Iiraan ay ku qaaddo Mareykanka waxay la kulmi doontaa jawaab kun jeer ka xoog badan”.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Trump “Weerar kasta oo Iiraan ay ku qaaddo Mareykanka waxay la kulmi doontaa jawaab kun jeer ka xoog badan”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka ayaa digniin adag u diray taliska Iiraan, wuxuuna ugu hanjabay in ay laba jibaari doonaan weerarkasta oo ay Iiraan la damacdo masโ€™uuliyiinta iyo madaxda Mareykanka.

Trump ayaa bartiisa Twitter-ka ku qoray ” Iiraan waxaa laga yaabaa inay qorsheyneyso dilal ama weeraro ka dhan ah muwaadiniinta Mareykanka iyaga oo u aar gudaya dilkii Qassim Suleymaani, Weerar kasta oo Iiraan ay ku qaaddo danaha dalkeena jawaabteena kun jeer ayay ka weynaan doontaa”

Related posts

๐Š๐ฎ-๐’๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š

October 26, 2026
Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026

Waxaa jiray warar ay baahiyeen sirdoonka Mareykanka oo muujinayay in Iiraan ay weeraro la damacsantahay Safiirka Mareykanka ee Koonfur Afrika Lana Marks, sida lagu sheegay wargeyska “Politico” oo ka soo baxa ย Mareykanka.

Wargeeyska Politico ayaa qoray in Xukuumadda Iiraan ay dajisay qorshe la doonayo in lagu dilo safiirka Mareykanka ee Koonfur Afrika, Waxuna wargeyska si qoto dheer ugu hadlay dilka la sheegay in lala doonayo Safiirka taasi ay Iiraan ku doneeysa in ay ugu jawaabto dilkii taliyihii ciidamada Qudus ee Iiraan, kaasi oo dhacay horaantii sanadkan.

Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka Mike Pompeo ayaa shalay ku dhawaaqay in uu si dhab ah u qaadanayo wararka saxaafada sheegayaan ee ku saabsanย  in Iiraan ay diyaarisay qorshe ay ku khaarajinayso danjiraha Mareykan u jooga Koonfur Afrika.

Xiisadda u dhaxeeysa labadan dale e Dehraan iyo Washington ayaa cirka isku shareertay kadib markii Trump uu ka baxay heshiiskii Nukliyeerka ee ay quwadaha waaweyn dunida ay ku heshiyeen bartamahii bishii May ย sanadkii 2018, isla mar ahaantana Mareykanka ayaa Jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan dib ugu soo rogay cunaqabateyn adag oo dhanka dhaqaala ah, taasi oo uu Mareykanka ugu gol lahaa in Iiraan lagu qasbo in aay ka tanaa susho sii wadista farsamada quuwaddeeda Nukliyeerka.

Xiisadaha udhaxeeya labadan dal waxay sii xoogeeysatay kadib markii weerar ay fulisay diyaaradaha Drone Mareykan lagu dilay Qaasim Suleymaani meel u dhaw garoonka diyaaradaha Baqdaad 3-dii bishii Janaayo,

Previous Post

Kumanaan Qoys oo ku barakacay wabiga Shabeelle oo ku fatahay Shabeelaha dhexe

Next Post

Tababbar ku saabsanaa hanaanka doorashooyinka oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo+Sawirro

Next Post
Tababbar ku saabsanaa hanaanka doorashooyinka oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo+Sawirro

Tababbar ku saabsanaa hanaanka doorashooyinka oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo+Sawirro

๐Š๐ฎ-๐’๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š

๐Š๐ฎ-๐’๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š

October 26, 2026
0

Ku-simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026
0

Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 26, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In