Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tunisia Iyo Ingiriska Maxaa Kala Haysta ?

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha
0
Tunisia Iyo Ingiriska Maxaa Kala Haysta ?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka Qaranka Tunisia ayaa la ciyaari doono xulka qaranka dalka Ingiriiska kulanka ugu horeeya ee Group-ka G oo labada ay ka wada tirsan yahiin caawa saacadu markii ay tahay sagaalka habeenimo.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Dalka Tunisia oo ka mid ah shanta Dal ee afrika ugu qayb qaadaneysa koobka aduunka ayaa ah mid aanan laga adkaan lixdii kulan ee ugu danbeysay uu soo ciyaaray Isreeb-reebka Koobka aduunka loogu soo baxayay waxaana laga dhaliyay afar goo loo quraa dhamaan lixdaasi kulan uu soo ciyaaray sadex dal oo afrikan ah oo horey u soo ciyaaray waa la qaarijiyay Tunisa iyo Senigal ayaa dhiman labaadasi dal ayaa la ayaa loo saadaliyay in ay yahiin labada ee ugu adag shanta dal ee ka socda qarada afrika.

Ingiriska ayaa ah mid aanan laga adkaan tan iyo markii uu xilka macalinimo ee dalkaasi uu qabtay Garathe Southgate oo ahaa difaac hore oo xulka qaranka Ingiriska u soo ciyaaray.

Southgate horey uma soo leylin koox weyn ama dal balse waxaa uu haystaa rikoor guulo ah uu ku soo gaaray heerarka xulka qaranka Ingiriska ee daโ€™a yarta uu wax badan ka soo qabtay waana sababta keentay in loo Magacabo macalinka xulka qaranka Ingiriska.

Group G waxaa kaloo ka mid ah dalalka Belgium iyo Panama oo ah kulan kale oo xiiso badan kaasi oo la ciyaari doono caawa lixda maqribnimo ayadoo dalka Belgium boqolkiiba 70 loo saadaliyay in uu adkaan karo kulankaasi balse waxaa xusuusin mudan in dalal fara badan jidka loo galay kuwaasi uu ka mid yahay dalka jarmalka oo koobka difaacanaya Brazil oo koobka loo saadalinyay Spain oo ku guuleysatay sanadkii 2010 iyo Argentina oo ah dal kubada cagta awood ku leh kuna guuleystay koobka aduunka laba jeer ayadoo uu hogaaminayo Leo Messi oo shan jeer ku guuleystay laacibka ugu wanaagsan dunida.

Previous Post

Xaaska Madaxweynihii hore ee Jorge W Bush oo cambaareysay Siyaasadda Trumpย 

Next Post

Baaddii Ganacsatada waxaa u bedelay 8-sano oo Xabsi Ciidan ah.

Next Post
Baaddii Ganacsatada waxaa u bedelay 8-sano oo Xabsi Ciidan ah.

Baaddii Ganacsatada waxaa u bedelay 8-sano oo Xabsi Ciidan ah.

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In