Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tunisia: Todobo Ruux Oo Muhaajiriin ah ayaa Lasoo badbaadiyay Kaddib Markii ay Dooni Kula Degtay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Tunisia: Todobo Ruux Oo Muhaajiriin ah ayaa Lasoo badbaadiyay Kaddib Markii ay Dooni Kula Degtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Meydka labo qof oo  kala ah haweeneey iyo cunug yar ayaa la helay todobo qof oo kalane waa la soo badbaadiyay kaddib markii  doon ay la socdeen ku degtay xeebaha dalka Tunisia.

Afhayeen u hadlay dalka Tunisia  oo lagu magacaabo  Housemeddine Jebabli ayaa sheegay in ciidamada ilaalada xeebaha ay heleen doonta degtay taas oo loo maleynayo inay siday muhaajiriin si sharci daro ah ku socday.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

Afhayeenku ma sheegeen halka ay doontaan ka timid.

Waxaa la qiyaasayaa in ilaa  30 qof ay doonta saarnaayeen.

Dalka Tunisia ayaa sanadadii ugu danbeeyay ahaa meel muhaajiriinta ay Yurub uga sii gudbaan kuwaasi oo ka caraya dagaalada sokeeya ee ka socday qaaradaha eeshiya iyo sidoo kale Africa

Tags: Tunisia: Todobo Ruux Oo Muhaajiriin ah ayaa Lasoo badbaadiyay Kaddib Markii ay Dooni Kula Degtay
Previous Post

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray Xarunta wasaaradda waxbarashada Galmudug ee Galkacyo+Sawirro

Next Post

Ciidamada amniga oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka wada Baydhabo

Next Post
Ciidamada amniga oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka wada Baydhabo

Ciidamada amniga oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka wada Baydhabo

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In