Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga:  In Midowga Yurub  uu jaro dhaqaalaha AMISOM waa khalad weyn

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Turkiga:  In Midowga Yurub  uu jaro dhaqaalaha AMISOM waa khalad weyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In midowga Yurub ay jaraan qeyb kamid ah dhaqaalaha lagu bixin jirey howlgalka AMISOM ee Soomaaliya waa khalad weyn, madaxweynaha dalka Trukiga Recep Tayyip Erdogan  ayaa sidaa sheegay xilli Arbacadii uu booqday Uganda.

Dowladda Uganda ayaa sheegtay in bishii la soo dhaafay ay ka fikireysay sidii lagu sii wadi lahaa howlgalka Soomaaliya iyadoo 20% midowga Yurub uu jaray dhaqaalaha AMISOM.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026

Midowga Yurub ayaa  $200 million  ku bixin jirey sanadkasta howlgalka AMISOM ee Soomaaliyaa kaas oo keentay in la wiiqo awooda kooxda Al-shabaab isla markaana dowladda Soomaaliya ay sameyso horumar balaaran.

Booqashada madaxweyne Erdogan ee Uganda ayaa u jeedkeedu yahay in labada dal ay yeeshan xiriir ganacsi iyo mid dalxiis iyadoo sidoo kale booqashadiisa dalalka Afrika uu abuuri doono fursado kale sida dalalka Kenya iyo Soomaaliya oo uu booqan doono.

Arbacadii,  ayaa saraakiil Uganda u dhashay waxaa ay sheegeen in madaxweyne Erdogan iyo dhigiisa dalka Uganda Yoweri Museveni  waxaa ay yeesheen kulan ayagoo wada saxiixday heshiis iskaashi oo ay kamid tahay dalxiiska, difaac, socdaalka iyo waxbarashada. Turkiga ayaa sheegay in Uganda uu  $600 million ku maalgelin doono warshadaha soo saara dalagayada beeraha iyo kuwo kale ee soo saara tamarta.

Previous Post

Ciidamada amniga oo la wareegay gabi ahaanba gacan ku heynta Hotel Ambassator

Next Post

Wasiirka Amniga, Wasiirka Warfaafinta iyo Taliyaha NISA oo gaaray Hotel Ambassador

Next Post
Wasiirka Amniga, Wasiirka Warfaafinta iyo Taliyaha NISA oo gaaray Hotel Ambassador

Wasiirka Amniga, Wasiirka Warfaafinta iyo Taliyaha NISA oo gaaray Hotel Ambassador

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In