Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga iyo Israel oo heshiis gaaray

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Turkiga iyo Israel oo heshiis gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Israel iyoTurkiga ayaa heshiis dhanka xiriirka diblomaasiyadda ah gaaray muddo lix sano kadib markii 10 kamid ah muwaadiniinta Turkiga ay ku dileen ciidanka Israel meel u dhow magaalada Gaza ee dalka Falastiin.

Arimaha ay labada dhinac ku heshiiyeen ayaa waxaa kamid ah in heyโ€™adaha gargaarka Turkiga ay mucaawano gaarsiin karaan dadka Falastiiniyiinta ah ee ku dhaqan magaalada Gaza in Israel bixiso $20m (ยฃ15m) oo mag-dhow ah oo la siin doono ehelada dadkii ay laayeen ciidanka Israel iyo Turkiga uu mashaariic ka fuliyo Gaza.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Raโ€™iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in tani ay tahay talaabo horumar ah isla markaana keeni karta in ย dhaqaalaha uu kordho.

Madaxweynaha Turkiga ย Recep Tayyip Erdogan ayaa muujiyay in wax badan ka caawin doonto in ay soo hagaagto xaaladda baniโ€™aadanimada ee magaalada Gaza.

Heshiiska ayaa maalinta Tallaadada waxaa saxiixi doona raโ€™iisul wasaaraha Turkiga Binali Yildirim iyo Benjamin Netanyahu oo ah ra’iisulwasaaraha Israel, sida lagu sheegay khudbado si kala gooni gooni ah ay ugu kala jeediyeen magaalooyinka Ankara iyo Rome maanta oo Isniin ah.

Israel iyo Turkey ย ayaa lahaa xiriir aad u dhow ka hor inta aan commandos ย Isarel aysan ka hor istaagin markab sida mucaawano gargaar ah oo Turkigu leeyahay oo lagu magacaabo Mavi Marmara, kaas oo qeyb ka ah maraakiibta Isarel ee goโ€™doomiyay magaalada Gaza waxayna dhacdadaasi dhacday 31 bishii May 2010-kii.

10 ruux oo ah dadka u ololeeya Falastiiniyiinta oo uu kamid ahaa nin heystay dhalashada dalka Mareykanka ayaa lagu diley weerarkaas markii ciidanka Israel ay markaba ugu soo daateen

Labada dhinac ayaa midba midka kale waxaa uu ku eedeyay rabshada. Ololeeyiyaasha ayaa sheegay in comandoska Israel ay rasaas ku fureen, halka Israel ay sheegtay in markii ay ciidanka ku dul dageen isla markiiba lagu weeraray midiyo iyo qoryo ay ka furteen.

Baaritaano ay QM sameysay ayaan lagu ogaan cida sida rasmiga ah ugu dambeysay weerarka ay ku dhinteen muwaadiniinta Turkiga.

Previous Post

Ciidan XDS oo dib ula wareegay deegaanka Goof-gaduud

Next Post

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka Belgium

Next Post
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Weriye Sagal Salaad Cusmaan

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka Belgium

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In