Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga iyo Qadar oo kaalmo lacag ah ugu deeqay Yemen.  

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Turkiga iyo Qadar oo kaalmo lacag ah ugu deeqay Yemen.  
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Hey’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga iyo Ururka Kaalmada dalka Qadar,ayaa lacag samofal ah oo gaareysa hal milyan oo doolar ugu deeqay dadka reer Yemen ee ay dhibaatooyinka ka soo gaareen dagaalada sokeeye ee ka socda dalkaasi.

Deeqdaan lacagta ah,ayaa daba socota xaflad ka dhacday xarunta Bisha Cas ee magaalada Istanbul ,halkaasi oo ay heshiis wada shaqeyn ah oo wax loogu qabanaayo dadka reer Yemen ay ku saxiixeen madaxda Ururka kaalmada dalka Qadar iyo kan BIsha Cas ee Turkga Faisal Rashid Al Fehaida iyo  Kerem Kinik .

Dhinacyadaasi taageeraya dadka Yemen  ayaa wada qorshee laba qeybood ah oo la doonayo in marka hore cunto iyo daawo loo diro dalkaasi,iyadoo kan labaad uu yahay sidii qalab caafimaad loo geyn lahaa cisbitaalada .

Sida laga soo xigtay Hey’adda Qaramada Midoobay ayaa sheegtay  in 22-,ilyan oo dad ah ay u baahan yihiin kaalmooyin bini’aadanimo.

Previous Post

Daawo: Sawiradda Sameeynta ay reerbatay Duufaanti ku dhufatay gobolada Waqooyi

Next Post

Washington oo wafdi saraakiil ah u dirtay Kuuriyada Waqooyi  

Next Post
Washington oo wafdi saraakiil ah u dirtay Kuuriyada Waqooyi  

Washington oo wafdi saraakiil ah u dirtay Kuuriyada Waqooyi  

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In