Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo difaaca

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Turkiga iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo difaaca
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada gaashaandhigga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xiriirka labo geesood ah iyo arrimaha gobolka, ka dib kulan jimcihii ku yeesheen dalka Turkiga, sida ay baahisay baahisay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu.

Wasiirka gaashaandhigga Turkiga Hulusi Akar ayaa xarunta wasaaradda gaandhigga ku soo dhaweeyay dhigiisa Soomaaliya, mudane Xasan Xuseen Xaaji oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Labada wasiir ayaa waxay yeesheen kulan fool ka fool ah ka hor inta aan wada hadalkii rasmiga ahaa.

Arrimaha aya ka wada hadleen ayaa waxaa kamid ahaa xoojinta iskaashiga amniga iyo dhanka difaaca, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga.

Wasiir Hulusi Akar ayaa sheegay in Turkiga iyo Soomaaliya ay horumarinayan xiriir ku dhisan, saaxiibtinimo iyo walaalnimo gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo gaashaandhigga.

Waxaa uu intaas ku daray, in Turkiga uu sii wadi doono garab istaaga dadka Soomaaliyeed ilaa ay helaan nabad iyo deegaan nabad geliyo ah.

Previous Post

Mareykanka, Qatar iyo Turkiga oo ka wada shaqaynaya dib u furidda Garoonka diyaaradaha Kabul

Next Post

Wasiir kuxigeenka maliyada X.F.S oo ka qeeyb galay madasha wada tashiga Dhaqaalaha iyo Arimaha bulshada

Next Post
Wasiir kuxigeenka maliyada X.F.S oo ka qeeyb galay madasha wada tashiga Dhaqaalaha iyo Arimaha bulshada

Wasiir kuxigeenka maliyada X.F.S oo ka qeeyb galay madasha wada tashiga Dhaqaalaha iyo Arimaha bulshada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In