Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Turkiga oo qorshaynaya inuu yeesho Dastuur Cusub

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Turkiga oo qorshaynaya inuu yeesho Dastuur Cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026

Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka Turkiga (AK Party) ee xukuma turkiga ayaa diyaariyey soo jeedin dastuuri ah oo soo bandhigaysa dhowr astaamood oo cusub, oo ay ka mid tahay in loo oggolaado muwaadiniinta inay soo jeediyaan sharci iyo in Baarlamaanka la siiyo awoodda uu ku eryo wasiirrada,

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa 1 -dii Febraayo ku dhawaaqay, “Waxaa la joogaa waqtigii Turkiga uu mar kale ka hadli lahaa dastuur cusub.” Kadib, wuxuu sheegay in la bilaabay shaqada dastuur cusub oo rayid ah oo ay dadku yeeshaan isagoo intaas ku daray in Dastuurkii 1982 -kii uu lumiyay ansaxnimadiisii, Wuxuu ku nuuxnuuxsaday in dastuurka cusub uu noqon doono mid ka dhasha hannaan hufan.

Iyadoo ay jiraan doodo ku saabsan dastuurka cusub ee madaniga ah Erdoğan wuxuu sheegay in Turkigu yeelan doono dastuur dhammaystiran oo cad, dimuqraadiyad iyo xorriyad leh oo dalka haga qarniga soo socda Wuxuu rabaa in Turkigu yeesho dastuur ay shacabku diyaariyeen marka la gaaro 2023, oo ku beegan boqol-jirsigii aasaaskii Jamhuuriyadda Turkiga.
Waxa uu sidoo kale hoosta ka xariiqay in albaabada ay u furan yihiin dhammaan dhinacyada siyaasadda si ay gacan uga geystaan ​​dib u habeynta dastuurka.

Previous Post

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo xariga ka jaray Dhismaha Safaaradda Kenya.

Next Post

Dhuusamareeb oo laga  dhagax dhigay barnaamijka Olole Dadwayne oo wax looga qabanayo billicda Magaalada “SAWIRRO”

Next Post
Dhuusamareeb oo laga  dhagax dhigay barnaamijka Olole Dadwayne oo wax looga qabanayo billicda Magaalada “SAWIRRO”

Dhuusamareeb oo laga  dhagax dhigay barnaamijka Olole Dadwayne oo wax looga qabanayo billicda Magaalada “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In