Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga oo Saldhig Ciidan ka furanaya Soomaaliya-(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Turkiga oo Saldhig Ciidan ka furanaya Soomaaliya-(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawladda Turkiga ayaa soo gabagabeysay qalabaynta Saldhig Millateri oo ay ku yeelanayso Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Saldhigan oo ah kii ugu horreeyay ee uu Turkigu ka furto Qaaradda Afrika, aya ย waxaa degi doona Ciidan Turki ah, kuwaasoo tababar siin doona Ciidamada qalabka sida ee Soomaliya, wuxuuna Ciidankani shaqayn doonaa waqti cayiman.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Saldhiggan, oo ay ansixisay Qaramada Midoobay, ayaa wuxuu noqon doonaa Saldhigii labaad ee Caalamka uu ku yeesho Turkiga, marka laga reebo Saldhig ay xkuumadda Ankara ka furatay Bishii Abril ee Sanadkan Dalka Qadar , kaasoo qayb ka ahaa heshiiskii iskaashiga ammaanka ee labadaas dal ay horay u gaareen.

Ciidan gaaraya 200 oo Askari, ayay Dowladda Turkiga keeni doontaa ย Saldhiggeeda Muqdisho, kuwaasoo wajiga koowaad tababar siin doona 10,500 ( Toban Kun iyo Shan Boqol) oo Askar Soomaliyeed ah.

Dowladda Turkiga ,ayaa Shantii Sano ee ugu dambeeysay waxay Soomaaliya ka caawineysay dhinacyada Ciidanka iyo Biniโ€™aaddannimada,mana ahan tallaabbadani mid wax u dhimmaysaย iskaashiga Millatari iyo kan dhaqaale ee u dhaxeeya labada Dowladood.

Seurce;Daily Sabah

turki2

Previous Post

Amaanka magaalada Baydhabo oo si aad ah loo adkeeyey

Next Post

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo la kulmay Soomaalida reer Minnesota (Sawirro)

Next Post
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo la kulmay Soomaalida reer Minnesota (Sawirro)

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo la kulmay Soomaalida reer Minnesota (Sawirro)

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In