Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO-Turkiga Oo Soo Bandhigay Qaabka Ardayda Soomaaliyeed ay Wax U Baraan “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Turkiga Oo Soo Bandhigay Qaabka Ardayda Soomaaliyeed ay Wax U Baraan “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Nile Organization ee laga leeyahay Dalka Turkiga ayaa soo bandhigtay qaabka ay wax u bartaan ardayda Soomaaliyeed ee dhigata iskuulka hey’adaasi gacanta ay ku heyso ee Ex Dugsi Sare Banaadir, iyadoo ardaydaasi ay ku soo bandhigeen Munaasabad lagu qabtay Muqdisho heeso isugu jira Soomaali iyo Turki, taasi oo ay u riyaaqeen ka qeyb galayaasha munaasabadaasi.

Munaasabadda oo ay ka qeyb galeen waalidiinta ardayda wax ka barata dugsigaasi,xubno ka socday Ururka haweenka Qaranka, waxaana munaasabadaasi lagu soo dhaweeyay gabdho u dhashay dalka Turkiga oo dalka u yimid in ay caawiyaan dadka Soomaaliyeed kuwaasi oo dhawaan ka soo baxay jaamacadaha Turkiga.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Wasiirka haweenka maamulka Galmudug Sahro Maxamed Cali oo ka mid aheyd haweenkii munaasabadaasi lagu casuumay ayaa waxay dowladda Turkiga uga mahadcelisay taageerada dhinacyada badan leh ee dadka Soomaaliyeed ay siinayaan.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed oo munaasabadaasi ka hadashay ayaa muujisay sida ay ugu faraxsantahay caawimaada walaalaha Turkiga, waxaana ay guddoonsiisay gabdhaha u dhashay dalka Turkiga ee munaasabadda joogay islamarkaana Soomaaliya u yimid in ay caawiyaan hadiyado ururka haweenka Qaranka ugu talo galay.

Wixii ka dambeeyay socdaalkii ugu horreeyay ee uu Erdogan yimid Soomaaliya, waxaa sii xoogeystay xiriirka labada dal, iyadoo booqashadii ugu dambeysayna uu ku balan qaaday in mashaariicyo kale duwan oo hor leh dalka ay ka fulinayaan.

DSC04346

DSC04349

DSC04356

DSC04358

DSC04360

DSC04361

DSC04364

DSC04365

DSC04366

DSC04367

DSC04368

DSC04369

DSC04370

DSC04371

DSC04372

DSC04373

DSC04374

DSC04375

DSC04377

DSC04378

DSC04380

DSC04388

DSC04389

DSC04391

DSC04394

DSC04395

DSC04396

DSC04398

DSC04399

DSC04400

DSC04401

DSC04402

DSC04403

DSC04404

DSC04405

DSC04406

DSC04407

DSC04408

DSC04409

DSC04410

DSC04411

DSC04412

DSC04413

DSC04414

DSC04415

DSC04416

DSC04417

DSC04418

DSC04420

DSC04421

DSC04422

DSC04423

DSC04425

DSC04429

DSC04432

DSC04434

DSC04435

DSC04436

DSC04439

DSC04447

DSC04448

DSC04449

DSC04450

DSC04452

DSC04453

DSC04454

DSC04455

DSC04456

DSC04457

DSC04458

DSC04460

DSC04462

DSC04463

DSC04464

DSC04465

DSC04466

DSC04467

DSC04468

DSC04469

DSC04470

DSC04471

DSC04472

DSC04473

DSC04474

DSC04475

DSC04476

DSC04477

DSC04478

DSC04479

DSC04480

DSC04481

DSC04482

DSC04484

DSC04485

DSC04486

Previous Post

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Oo Soo Bandhigay bandhigii labaad ee ololaha dhiirigalinta akhriska iyo qoraalka “Sawirro”

Next Post
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Oo Soo Bandhigay bandhigii labaad ee ololaha dhiirigalinta akhriska iyo qoraalka “Sawirro”

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Oo Soo Bandhigay bandhigii labaad ee ololaha dhiirigalinta akhriska iyo qoraalka "Sawirro"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In