Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga oo xaqiijiyay in gabadh Azerbaijan ah ay kamid aheyd dadkii shalay lagu diley Muqdisho

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Maxaad kala socotaa sababaha dhaliyay weerarka Turkigu ku qaaday ururka PKK
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in haweeney u dhalatay dalka Azerbaijan in ay ka mid ahayd dadkii ku dhintay weerarkii lagu qaaday shaqaalaha Turkiga iyo Soomaalida ee Muqdisho.

 Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in muwaadin u dhashay dalka Azarbijaan uu ka mid ahaa dadkii ku dhintay weerarkii shaley kooxo dableey ah ay ku qaadeen shaqaale ajnabi iyo Soomaali ah kuwaas oo marayay degmada Hodan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa lagu sheegay qofka dhintay magaceeda Kamaliyya Ismayilova oo ah haweeney  u dhalatay dalka Azerbaijan.

Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Azerbaijan ayaa isna sheegay in Hikmat Hajiyev ay macallimad ka ahayd Iskuul ku yaalla Muqdisho.

Weerarkaas bahalnimada ah waxaa kale oo ku dhintay shan qof oo kale oo labo ay yihiin Turki halka lix kale oo u badan Turki ay ku dhaawacmeen.

Dowladda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay weerarkaas iyadoona sheegtay in safaaradeeda Soomaaliya ay wado baaritaan ku aadan siddii loo ogaan lahaa shaqaalaha la socday baska la weeraray ee Mini baska ahaa.

Dadka dhaawacmay ayaa loo qaaday Isbitaal Turkiga ay maamulo oo hadda lagu daweenayo dhaawacooda.

 

 

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo tacsi u direy dadkii ku geeriyooday qaraxii maanta-War saxaafadeed

Next Post

Sawirrada dhisme ku dumay dalka India

Next Post
Sawirrada dhisme ku dumay dalka India

Sawirrada dhisme ku dumay dalka India

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In