Cayaartooyda Degmada Hodan oo u soo gudbay Afar dhamaadka tartanka Kubadda gacanta “SAWIRRO”
Degmada Hodon ayaa u soo baxday afar- dhamaadka tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021. Hodon oo ...
Degmada Hodon ayaa u soo baxday afar- dhamaadka tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021. Hodon oo ...
Munaasabadaan ayaa Deeq Daawooyin ah lagu Gudoonsiinayey qaarka mid ah Xarumaha Caafimaadaka ee Degmooyinka Gobolka Banaaadir ee XamarJajab, Yaaqshiid, Dharkeynley ...
Maanta waxaa Muqdisho ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo waxaa la dhageysanayaa hadal jeedinta musharaxiinta 11-ka kursi ...
20-sano ka hor maanta oo kale 11-kii bishii September sanadkii 2001-dii waxaa dhacay weerarradii lagu begsaday daarihii mataanaha ahaa ee ...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kaas lagu kala cadeeyey goorta ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo sheegay in warbixintii ay ...
Deeq isugu jirta daawooyin iyo qalab caafimaad ayaa waxaa maanta gudoomiyha dagmada warta nabadda ee goblka banaadir saynab maxamuud warsame ...
Taliyaha ciidanka booliska deegaanka Ceeldheere oo hoos taga magaalada Dhuusamareeb Gaashanle Cumar Cabdi Shire ayaa ka warbixiyey ammaanka deegaankaas ...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshadda xukuumafdda federaalka Soomaaliya Dr. Axmad Xuseen Macalin ayaa maanta gudaamay agab daawo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada xafladda xeritaanka shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka oo maanta ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho