DAAWO: Muwaadin Soomaaliyeed oo markale ku guuleystay sameynta neef-siiye (Ventilator)
Maxamed Cadaawe waxaa uu soo saaraa neef-siiye {Ventilator} sheyga maanta loogu baahi badan yahay dalka. Hadaba halkan hoose ka daawo ...
Maxamed Cadaawe waxaa uu soo saaraa neef-siiye {Ventilator} sheyga maanta loogu baahi badan yahay dalka. Hadaba halkan hoose ka daawo ...
9 ruux oo ka bogsatay cudurka COVID-19 ayaa laga bixiyay Isbitaalka Martiini, kuwaasi oo helay adeeg caafimaad oo tayo leh. ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abiikar Nuur oo warbixintii ugu Dambeysay ee Xaaladaha Caabuqa COVID-19 siisay Telefeeshinka Qaranka iyo Warbahinta ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mid xaqiiqada ka fog ku tilmaamtay warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta ee dhawaan loo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo oo uu ku dhiirigelinayo ciidanka Xoogga dalka ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo bandhigeynaa sawirrada shirka Madasha Aragti Wadaagga ee Herritage ee maalintii labaad ka soconaya ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo bandhigeynaa sawirrada shirka Madasha Aragti Wadaagga ee Herritage ee maanta ka furmay magaalada ...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin amniga la xiriirta u diray taageerayaasha xulalka Galmudug ...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay qodobbo ay ka ...
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta ku soo laabtay caasimadda Muqdisho, ka dib safar shaqo oo 11 cisho qaatay ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho