Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO: Soomaaliya oo ku gacan seyrtay warbixinta guddigii xaqiiqa raadinta ee IGAD

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mid xaqiiqada ka fog ku tilmaamtay warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta ee dhawaan loo saaray xaqiiqo raadinta dacwaddii dowladda Soomaaliya ka gudbisay Dowladda Kenya.

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaradda

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

“Report-ka soo baxay Dowladda Soomaaliya waxa uu ku noqday fajac iyo ammakaag, iyo qaadan waa, waxaan loo fadhiyin oo aan la fileyn, waxa uu ka hadalayaa warbixinta guddiga soo sareen wax Alle iyo wixii ay Soomaaliya dhibsanaysay ee ay sheegatay, guddiga xaqiiq raadinta Jabuuti ka socday waxay kasoo saareen mid wax kama jiraan ah”. ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta.

Wasiirka Warfaafinta ayaa xusay in guddiga ay qoreen warbixin xaqiiqda ka fog, isagoo tilmaamay in dowladda ay kalkii hore soo dhaweysay guddiga, balse iminka

Halkan ka daawo Warbixinta Wasiirka

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1079154875843555

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Wasiirka Difaaca Ingiriiska Ku Qaabilay Madaxtooyada Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Sheekh Mustafe oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe “SAWIRRO”

Next Post
Sheekh Mustafe oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe “SAWIRRO”

Sheekh Mustafe oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe “SAWIRRO”

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In