Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sheekh Mustafe oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Sheekh Mustafe oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soo dhawaynta Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun ee Garoowe waxaa ka qayb galay xubno ka tirsan Golayasha kala duwan ee Puntland, Culimaa’udiin, Dhallinyaro iyo aqoonyahanno ka socday Jaamacadaha iyo Machadyada kala duwan ee Garoowe, waxayna ahayd mid si wayn loo soo agaasimay.

Wasiirka Cadaaladda, Diinta iyo Dastuurka Puntland Cawil Sheekh Xaamud oo ka mid ahaa madaxdii soo dhawaynaysay Sheekha ayaa ku tilmaamay imaanshaha Sheekh Mustafe farxad iyo in uu yahay shakhsi kulansaday wanaag iyo Cilmi isugu jira Diini iyo Maadi intaba, bulshada Puntland ayka faa’iidaysan doonto muddada uu joogo Deegaannada Puntland.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haruun ayaa dhankiisa ka mahadceliyay sida ballaaran ee Garoowe loogu soo dhaweeyay, isagoo xusay in uu rajaynayo in uu dalka ku maro kulamo Diini iyo is barasho ah.

Sheekh Mustafe ayaa ka qayb geli doona kulan Cilmiyeedka 12-aad ee Garoowe oo sanadkiiba mar ay qabato Mu’asasada Al-Minhaaaj, ayna ka soo qayb galaan Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ee kala duwani, diiradana lagu saaro Marxaladaha kala duwan ee bulshada dhexdeeda ka jira iyo arimaha Diiniga ah ee u baahan turxaan bixin iyo iftiimin wada jira.

Previous Post

DAAWO: Soomaaliya oo ku gacan seyrtay warbixinta guddigii xaqiiqa raadinta ee IGAD

Next Post

Xoojinta Nabadgelyada goobaha doorashooyinka loo asteeyay oo laga wada hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Xoojinta Nabadgelyada goobaha doorashooyinka loo asteeyay oo laga wada hadlay “SAWIRRO”

Xoojinta Nabadgelyada goobaha doorashooyinka loo asteeyay oo laga wada hadlay “SAWIRRO”

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In