Ciidanka Burundi oo qeyb ka ah howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika Soomaaliya ee AMISOM ayaa deeq Dawo ah gaarsiiyay Magaalada ...
Munaasabad lagu xusayo 60 guurada ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay ...
Kadib markii shalay ciidamada kummaandooska Xoogga dalka ee Danab iyo Gor-gor ay maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ka saareen degaannada Jilib Marko ...
Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa bilaabay Qorshayaal lagu soo celinayo Bilicda Caasimada Galmudug ee Dhusamareb Magaalada ayaana laga bilaabay Jarista Geedaha ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo bandhigeynaa sawiro ka turjumaya bilicda dalka, sawiriada ayaa ah kuwa laga soo kala ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan taakuleyn Naf oo lagu badbaadinayo bulshada ...
Allaha u naxariistee Guddoomiye waaxeedkii Halgan ee degmada Deyniile Marxuum Cabdiqaadir Fooldibi oo Maamulka degmada ay sheegeen in ay dishay ...
Koox Saynisyahanno oo ka tirsan shirkadda Cilmiga bayoolajiga Mareykanka ee fadhigeeda yahay California ayaa ku dhawaaqay in ay heleen daawo ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho