Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

U diyaar garowga Xuska maalmaha xoriyadda oo dalka si weyn looga dareemaya

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
U diyaar garowga Xuska maalmaha xoriyadda oo dalka si weyn looga dareemaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ay foodda inagu soo hayaan maalmaha Xoriyadda wadankeena ayaa waxaa si weyn looga dareemayo guud ahaan gobolada dalka iyo goobaha lagu dalxiiso, iyadoo la arkaya goobaha tariikhaga ah oo laga xardhay hal ku dhigyo ka turjamaya Xoriyadda iyo Qiimaha Calanka.

Goobaha loo damaashaadka tago iyo Suuqyada, ayaa lagu arkayaa Dumar iyo Caruur u diyaar garoobaya maamuusidda xuska munaasabada xoriyadda, halka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Dalka dibaddiisana ay baraha bulshada isugu hambalyeenayaan.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Saacadaha soo socda ayaa waxaa nagu soo beegay 26-ka Juune oo ah munaasabada markii gobolada Waqooyi ee dalkeena ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, sidokalana Calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dalka, taasi oo aheyd 26-kii juun 1960-kii, waxaana hadda magaalooyinka waa weyn ee dalka laga dareemayaa u diyaar-garow xooggan oo ku aadan munasabadaha xuska 26-ka Juune.

Toddobaadka dambe ayaa sidokale loo diyaar garoobayaa dabdaal daga xuska maalinta weyn ee 1-da Luulyo, oo ku began markii ay is raceen ama ay midoobeen Gobolada Waqooyi iyo kuwa Koonfureed, sidaana ay ku yagleeleen Dowlad Soomaaliyeed oo Xor ah.

Madaxda dalka ayaa shacabka soomeeliyeed ku booriyay inay muujiyaan shucuurtooda iyo dareenkooda ku aaddan xuska maalmaha ku weyn quluubta shacabka Soomaaliyeed, Maadaama shacabka yihiin awooda dowladda.

Previous Post

Golaha Shacabka oo kalsoonida siiyay Ra’iisul Wasaaraha cusub

Next Post

Madaxweynaha dalka oo ku bogaadiyey Gollaha shacabka Ansixinta Ra’iisul Wasaaraha

Next Post
Madaxweynaha dalka oo ku bogaadiyey Gollaha shacabka Ansixinta Ra’iisul Wasaaraha

Madaxweynaha dalka oo ku bogaadiyey Gollaha shacabka Ansixinta Ra'iisul Wasaaraha

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In