Munaasabada 26-ka June oo ah Munaasabad Qiimo weyn ugu fadhida Umada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka mid tahay Munaasabadah Taariikhda dalkeen Soomaaliya Qaaliga ku ah.
waxaynaa ka mid tahay maalmaaha ku xusaan Xoriyad Doonkii ee Dalka ka jiray ,Sannadkii 1960-kii Iyadoo uu xooggeystay Dhaqdhaaqyada lagu doonayay Xoriyad doonka ee Guud ahaan ka soconayay geyiga Somaaliya, xuska iyo qabaan qabada loogu dabaal dagayo maalmaah xornima doonka ayaa waxaa sanadda waliba marka ay garto 26june iyo 27 june ilaa Koowda Luliyo waxaa looga dabaal daga guud ahaan Dalka .
26-june 1960-kii Maanta oo kale ayaa markii ugu horeysay waxaa suurta galay in dhulka soomaaliyeed oo xor ah laga taago Calanka Jamauuriyada Soomaaliya ka dib markii gumeytihii ingiriiska uu ogolaaday in uu xoriyada siiyo Gobolada Waqooyi ee Dalka Soomaaliya waxayna taasi dhacday Saqdii dhexe ee Habeenimadii 26-kii June 1960 iyadoo Fagaaraha Bartamaha Magaalada Hargeysa Xilliga 12-ka Habeenimo laga taagay Calanka Jamuuriyada Soomaaliya waxaana Halkaas lagu saaray Calankii Soomaaliyeed iyo Dabaal dag weyn oo loo sameeyay Maalintaas .
caway ayaa waxay marka ay sacaadu tahay 12 -Kii Habeenimo lasari doona calanka Jamuuriyada wana xiligi ayaa si rasmiyaa gayiga Soomaaliyeed laga luulay Calanka Jamuuriyada.
munaasabadda lagu xusayo 26june ee sanaddkii 1960-kiiย dhaqdhaqaaqi xoriyada iyo hirgalinti sidi calanka soomaaliya loga tagi lahaa gayiga soomaaliyeed ayaa caway waxaa lagu qaban doona magaaladda muqdisho .
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ-๐๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐ ๐ฎ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...












