Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

UK oo ku dhawaaqday taageero cusub oo adkeynta amniga ah

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
UK oo ku dhawaaqday taageero cusub oo adkeynta amniga ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hanaanka amniga qaranka ayaa si tartiib tartiib ah u awoodi doona in uu la wareego mas’uuliyadda ammaanka dalka.

Dowladda UK ayaa sheegtay in kaalin weyn ka qaadan doonto soo celinta nabadda iyo xasiloonida, iyadoo 21 milyan oo Bound ay ku bixin doono Soomaaliya.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Tani ayaa qaabi doonta taageeradii horey jirtay ee UK ay bixineysay Soomaaliya, waxaana kamid ah in dalka ay yimaadeen tababariyaal ka socoda Β Britain, kuwaas oo tababari doono ciidanka Soomaaliya iyo kuwo AMISOM si ay ugu shaqeeyaan xasilinta iyo la dagaalanka kooxaha arga-gaxisada.

Amniga ayaa kamid ah ajendiyaasha ugu waa weyn oo lagu soo qaadi doono shirka 11 bisha May ee sanadkan ka furmi doona magaalada London ee dalka Ingiriiska, kaas oo ay ka qeybgali doonaan madaxda dalka, dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka iyo mataliyaal ka socda dalalka iyo hey’adaha taageera Soomaaliya si dalka ugu socdo waddadii uu ku gaari lahaa nabada iyo barwaaqo sanadka 2020.

Warkan qoraalka ah oo ka soo baxay dowladda UK ayaa waxaa sidoo kale, lagu sheegay in ay sii wadayaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya gaar ahaan amniga, dib u qaabeynta siyaasadda, dhaqaalaha iyo horumarinta arimaha bulshada si loo xaqiijiyo dhismaha iyo horumarka ay Soomaaliya sameysay shantii sano ee u dambeeyay.

Shirka London, ayaa sidoo kale waxaa looga hadli doonaa arimaha gargaarka oo tiro badan oo kamid ah dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin cuno, iyadooΒ  la sameyn doono jawaab celin caalami ah oo ku aadan abaarta ka jirta dalka isla markaana la sii wadi doono dadaalada loogu hortagayo macluul ku baahda dalka.

Previous Post

Askari saakay lagu fuliyay xukun dil ah

Next Post

WFP oo raashiin nafaqeysan keentay Muqdisho

Next Post
WFP oo raashiin nafaqeysan keentay Muqdisho

WFP oo raashiin nafaqeysan keentay Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In