Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

UNHCR oo sheegtay in qaxooti badan ay ka soo qaxeen Cameroon

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
UNHCR oo sheegtay in qaxooti badan ay ka soo qaxeen Cameroon
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’ada Qaxootiga Aduunka ee UNHCR ayaa sheegtay in ay dardar galinayso howlaheeda xuduuda u dhaxaysa Cameroon iyo koonfur bari Nigeria.

Kumannaan Reer Cameroon ah ayaa ka qaxay isku dhacyo u dhaxeeya dowlada iyo kooxo u ololeeya xorriyad ay helaan gobolka ay ku nool yihiin dadka ku hadla luuqada Ingriiska.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Qaxooti kor u dhaafaya 7000 oo qof ayaa mar hore laga diiwaangaliyay dalka Nigeria tan iyo intii ay bilaabmeen isku dhacyada bishii october.

Balse Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in kumannaan kun oo kale ay sugayaan in la diiwaangaliyo.

Xiisada ayaa u muuqata in ay sii kordhayso ,xilli ay dowladda Cameroon ay sheegtay in 4 ka mid ah ciidamdeeda sida militariga u tababaran ay dileen maleeshiyaadka ka soo jeeda gobolka afka Ingriiska looga hadlo ee Camerooon.

Hay’ada qaxootiga aduunka ee UNHCR ayaa sheegtay in ay dardar galinayso qaabilaada qaxooti dhan 40,000 oo soo gaaraya dalka Nigeria.

Waa dhibaatadii qaxootiga ee labaad ee ka taagan xuduuda u dhaxeexaysa Cameroon iyo Nigeria.

Dadka ku nool gobolka looga hadlo afka Ingiriiska ee dalka Cameroon ayaa ah dad laga tiro badan yahay ,waxaana tan iyo xorriyadii halkaasi ka taagnayd xiisad iyada oo siyaasada ay ku badan yihiin dadka ku hadla afka faransiiska ee dalka Cameroon.

Balse isku dhacyadani ugu dambeeyay ayaa ah kuwii ugu xoogganaa ee halkaasi ka dhaca.

BBC

Previous Post

Xuska Sanad guurada Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo maanta lagu qabanayo Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In