Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta oo tababar u qabtay 30 haween ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta oo tababar u qabtay 30 haween ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan lagu baranayay doorka ay haweenka ku leeyihiin siyaasadda iyo doorashada dalka ee sanadkan 2016-ka ayaa waa loo qabtay sodon haween ah oo ka kala socda gobolada dalka, bulshada rayidka, qaar ka mid ah Jaamacadaha magaalada Muqdisho iyo gabdho suxufiyiin ah waxaana iska kaashaday ururka Gabdhaha Suxufiyiinta ah iyo hay’adda horumarinta Waxbarashada.

Siminaarkan ayaa waxaa lagu baranayay doorka haweenka ee ku aadan ka qeyb galka siyaasadda iyo doorashada la filayo dalka in ay ka dhacdo sanadkan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha ururka gabdhaha suxufiyiinta ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan SWJ Farxiya Maxamed Kheyre ayaa sheegtay in ujeeddada ay ka leeyihiin tababarada noocaan ah uu yahay inuu muuqdo doorka haweenka Soomaaliyeed, iyadoo u jeediyay hadal dar daaran ah oo ku aadan in haweenku ay noqdaan kuwa ka qeyb qaata hanaanka doorasho ee dalka.

Madaxa Mashaariicda ee Hay’ada Horumarinta Waxbarashada Maxamuud Cali Salaad ayaa sheegay in tababarkan uu muhiimad gaar ah u leeyahay haweenka Soomaaliyeed, loona baahanyahay ka qeyb galayaashu inay ka faa’iideystaan.

Ururka gabdhaha Suxufiyiinta iyo hay’ada horumarinta waxbarashada ayaa mudooyinkii dambe waxa ay wadeen tababarada noocaan ah oo ay u qabanayeen haweenka Soomaaliyeed.

DSC03102 DSC03129  DSC03146 DSC03147 DSC03148 DSC03150  DSC03175  DSC03199 DSC03204

Previous Post

Hoobiyeyaal dad rayid ah ay ku dhinteen oo ku dhacay Xero ay deganyihiin dad barakacayaal ah

Next Post

Baarlamaanka oo akhrinta saddexaad mariyay sharciga Qaxootiga

Next Post
Wasiirka Amniga oo maanta  Horimaandoona Barlamaanka Soomaaliya

Baarlamaanka oo akhrinta saddexaad mariyay sharciga Qaxootiga

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In