Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka macalimiinta SONUT oo xuska maalinta macalinka Soomaaliyiyeed ku qabtay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ururka macalimiinta SONUT oo xuska maalinta macalinka Soomaaliyiyeed ku qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana lagu xusayay maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku asteysan maanta oo ah 21 Novembar ayna soo qaban qaabiyeen ururka macalimiinta Soomaaliyeed ee magacooda loo soo gaabiyo SONUT ayaa lagu qabtay dugsiga hoose dhexe Cali Xuseen ee degmada Wadajir.

Xafladda xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka socotay hey’adaha taageera waxbarashada, Macalimiin, waalidiin, arday iyo martisharaf kale oo lagu casuumay.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Inti ay socotay munaasabadda ayaa laga jeediyay khudbado kaladuwan oo ahmiyadda lagu siinayay qiimaha macalinka Soomaaliyeed iyo sida loogu baahanyahay in la siiyo mudnaantiida, iyadoo hal kudhigga xuska maalinta macalinka ee sanadkan ay aheyd “Qiimeyn sii macalimiinta si ay u horumarto heerkooda” .

Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay xoghayaha guud ee ee ururka macalimiinta SONUT C/qaadir Maxamed Jimcaale oo ku dheeraaday ka hadalka qiimaha uu macalinka Soomaaliyeed u leeyahay horumarinta waxbarashada dalka isagoo tilmaamay in an la soo koobi karin waxtarka iyo qiimaha macalinka Soomaaliyeed.

Sanad kasta maanta oo kale ayaa dalka oo dhan laga xusaa maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku asteysan 21-ka Novembar.

15128583_834592696683458_165894310_n 15129953_834593100016751_1862312239_n 15139448_834592670016794_1650397315_n 15151343_834592993350095_1955510419_n 15151514_834593036683424_1410829105_n

Previous Post

Daawo Sawirada:Xuska Maalinta Caruurta Aduunka oo Muqdisho Laga Xusay

Next Post

Maxay tahay xaqiiqda rasmiga ah ee ka dambeysay shaqaaqadii ka dhacday Jowhar

Next Post
Qaban qaabada dibad baxyo lagu taageerayo shirki IGAD ee shalay ka dhacay Muqdisho oo ka socda Jowhar

Maxay tahay xaqiiqda rasmiga ah ee ka dambeysay shaqaaqadii ka dhacday Jowhar

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In