Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururrada Bulshada Rayidka oo loo qabtay tababar ku saabsan ka hortagga fikirka xagjirka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ururrada Bulshada Rayidka oo loo qabtay tababar ku saabsan ka hortagga fikirka xagjirka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Garsoorka Cadaaladda Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Baarlamaanka JFS ayaa Maanta tababar u qabtay qaar kamida Bulshada rayidka ee ku nool Magalada Muqdisho

Tababarkaan ayaa ku saabsanaa Kahortagga iyo xakameynta fikirka xagjirka ah iyo ka wacyigalinta bulshada waxaana bixinayey Xildhibaanno iyo tababaryaal ku xeeldheer arimahaas

Related posts

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Ciidanka Hay’adda NISA oo war ka soo saaray hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April 4, 2026
Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

April 4, 2026

Xildhibaan Maxamed Xaaji iyo Xildhibaan  Maxamud Cabdiraxmaan oo kamida Xildhibanada bixinayey tababarka ayaa kahadlay  muhiimada ay uledahay ummadda Soomaaliyeed kawacyi galinta fikirka xagjirka.

Ugu danbeyntii Guddoomiye ku-Xigeenka Gudiga Garsoorka Cadaaladda Awqaafta iyo Arimaha Diiinta ee baarlamaanka JFS Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale ayaa kahadlay dhankiisa tababarka isagoo faahfaahiyey muhiimada tababarkaan uu uleeyahay bulshada Soomaaliyeed loona baahanyahay in siwada jir ah loogu qeeb qaato kawacyi galinta Shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Xildhibaannada Labada Golle ee BJFS oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Miisaaniyadda 2024-ka

Next Post

Ciidamada Amniga Gobolka Mudug oo ku guuleystay inay soo celiyaan Xoolo la dhacay

Next Post
Ciidamada Amniga Gobolka Mudug oo ku guuleystay inay soo celiyaan Xoolo la dhacay

Ciidamada Amniga Gobolka Mudug oo ku guuleystay inay soo celiyaan Xoolo la dhacay

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Ciidanka Hay’adda NISA oo war ka soo saaray hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay Gobolka...

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Turkey):- Xoghayaha Joogtad ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Cabdulkadir Faarax, oo hoggaaminaya wafdi ka socda...

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha Kumeel gaarka ah ee KGS oo soo magacaabay agaasimaha guud ee Madaxtooyada

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In