Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waa sidee xaaladda waxbarasho ee xarunta xannaanada gabdhaha agoonta Boodheere “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Waa sidee xaaladda waxbarasho ee xarunta xannaanada gabdhaha agoonta Boodheere “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulaha xarunta xanaanada agoonta gabdhah Boondheere Marwo Nuurto Maxamed Caddoow ayaa ka warbixisay xaalada nololeed iyo waxbarasho ee xaruntaasi.

Marwo Nuurto Maxamed Caddoow oo ah maamulaha xaruntaasi ayaa Radio Muqdisho u sheegtay in xaruntaasi la aas aasay sanadki 2012-ki islamarkaana ay hadda dhigtaan ilaa 400 oo gabdho agoon ah, kuwaasoo xarunta ka hela waxbarasho tayeeysan iyo daryeel dheeraad ah.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

“Dhismaha xaruntaasi waxaa iska leh wasaaradda waxbarashada, macalimiinta xaruntana waxa soo dirta isla wasaaradda waxbarashada, waxaana laga dhigaa manhajka wasaaradda”ayeey tiri Nuurto Jaamac.

Waxeey tilmaantay in xarunta hadda ay ku socoto dhismo ay hirgelineyso safaaradda Jabuuti, kaasoo iminka maraya heer gebogebo ah, iyadoo xustay in dhismahaasi yahay dabaq casri ah.

Marwo Nuurto oo hadalkeeda sii wadata ayaa xustay in ay hadda ku shaqeyso xarun ku meel gaar ah, waxeyna rajo wanaagsan ka muujisay in bisha soo socota ay dib ugu howlgeli doonta xarunteeda marka la soo dhmeystiro dhismaha xaruntaasi.

Dhinaca kale marwo Nuurto ayaa xustay in xaruntaasi ay kaalmeeyaan ganacsato Soomaaliyeed, waxeyna ugu baaqday dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iney wixi ay awoodi karaan ku soo tabarucaan caruurtaasi agoonta ah.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/03/Wareysi-Nuurto-Jaamac.mp3
Previous Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo booqday Bardaale “SAWIRRO”

Next Post

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka Shiinaha oo ka wada hadlay Abaaraha ka jira Gobollada dalka “SAWIRRO”

Next Post
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka Shiinaha oo ka wada hadlay Abaaraha ka jira Gobollada dalka “SAWIRRO”

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka Shiinaha oo ka wada hadlay Abaaraha ka jira Gobollada dalka "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In