Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waare” Nabad-diidka waqtigooda waa dhammaaday,”.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Waare” Nabad-diidka waqtigooda waa dhammaaday,”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynihii hore maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo wareysi gaar ah siiyay SONNA, ayaa ka warbixiyay howlgalada ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab ee ka socda dalka, wuxuuna sheegay inuu soo dhammaaday mashruucii nabad-diidka ee shacabka ay ku gumaadi jireen.

Mr. Waare ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheikh iyo Ra’iisal wasaare Xamsa ay ka go’an tahay in dalka laga ciribtiro argagixisada iyo in mashaariic horimaneed laga fuliyo deegaannada laga xoreynayo argagixisada Alshabaab.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Sidoo kale, Maxamed Cabdi Waare, madaxweynihii hore ee Hirshabeelle ayaa wareysiga ku sheegay in Al-shabaab kaliya ku soo koobmeen dhibaateynta bulshada, sida in ay ceelasha bur buriyaan, shacabka laayaan iyo in ay dhaqaalo baad ah ka qaataan shacabka xoolo dhaqatada iyo beeraleyda ah, wuxuuna howlgalka iyo kacdoonka shacabka ku tilmaamay mid ahmiyad gaar ah u leh dalka si loo helo Bulsho amni ah oo nabad ku wada nool.

“ Dagaalkaan argagixisada lugula jiro waa mid dawladu ay wado, wakhtigaan wixii ka dambeeya nimankaas waxay ku joogi karaan anaga rabitaankeena, nabad diidku wakhtigoodi waa dhamaaday sidaan aaminsanahay balse wakhtiga lugu sifaynayo yuusan nala dheeraan,” ayuu yiri Mr. Waare.

Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa bogaadiyey sida shacabka Soomaaliyeed ay uga garab taagan yihiin halyeeyada Ciidamada Qalabka Sida, wuxuuna tilmaamay in dowladda ka go’an tahay xoreynta dalka.

Previous Post

Wasiir Al-Cadaala “Barihii ugu waa weynaa, Khawaarijta ee Warbaahinta waa xiranyihiin”

Next Post

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kulan xog-wareysi ah la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada+Sawirro

Next Post
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kulan xog-wareysi ah la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada+Sawirro

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kulan xog-wareysi ah la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada+Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In