Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waaxda nadaafadda gobolka Banaadir oo dardar gelineysa dib usoo celinta bilicda Caasimadda.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Waaxda nadaafadda gobolka Banaadir oo dardar gelineysa dib usoo celinta bilicda Caasimadda.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda bilic soo celinta iyo nadaafadda gobolka Banaadir ayaa dardar gelineysa olole nadaafadeed oo ay ka sameyneyso degmooyinka caasimadda si loo helo magaalo qurux badan.

Agaasimaha guud ee bilic soo celinta iyo nadaafadda gobolka Banaadir mudane, Sharmaake Caddow Tuuryare ayaa sheegay in ay isku fureen waddooyin ay biyo xireen isla markaana ay wadaan dadaallo ay ku doonayaan in dib loogu soo celiyo bilicda dhammaan degmooyinka gobolka Banaadir.

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Agaasimaha ayaa sheegay in ay wax badan ka qabteen degmooyinka Kaaraan, Yaaqshid, Boondheere, Wadajir iyo degmooyin kale isla markaana ay qorsheynayaan in degmo kasta oo ka tirsan Gobolka Banaadir ay isbuuciiba labo jeer ay ka sameyaan olole nadaafadeed si loo soo celiyo bilicdii caasimadda.

Agaasime Sharmaake ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyaan Waaxda nadaafadda,isagoo ugu baaqay in ay sii laba laabaan taageeradooda.

Previous Post

Argagaxisada Al-shabaab oo lagu laayay Gobolka Shabeellaha dhexe

Next Post

Dad ku sumoobay caano ay cabeen oo la dhigay isbitaalka Qardho

Next Post
Dad ku sumoobay caano ay cabeen oo la dhigay isbitaalka Qardho

Dad ku sumoobay caano ay cabeen oo la dhigay isbitaalka Qardho

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In