Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wabiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hor Leh Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wabiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hor Leh Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa isi soo tareysa saameynta uu fatahaadda wabiga shabeelle uu geysanayo  gobolka shabeellaha dhexe iyadoo ay deegaanno horleh  biyahu gaareen waxaana ka mid ah kuwa hoostaga degmooyinka Jowhar,Mahadaay,iyo Balcad.

Duqa magaalada Jowhar Saalax Muudeey Cali oo ka hadlayay xaalada soo korortay ayaa sheegay in deegaanno hor leh ay go’doomeen biyaha maadaama ay jareen wadooyin iyo sidoo kale dhul beereedkii.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

“Waxaa jirta xaalad oo soo wajahday dadka ku nool deegaannada hoos yimaada Magaalooyinka Jowhar ,Mahadaay iyo Balcad kuwaasi oo saacadihii lasoo dhaafay inka bilaawdeen fatahaadii wabiga shabeelle uu ka waday gobolka sidaa daraadeed waxaa bulshada soomaaliyeed ka codsaneynaa in dadka ay saameeyeen lala soo gaaro gurmad deg deg ah ayuu yiri guddoomiye salaax muudeey Cali.

Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahad deegaanno ka tirsan gobolada shabeellaha Hoose iyo shabeellaha Dhexe iyadoo ay ku barakaceen kummaan shacab danyar ah,Dhawaan waxaa hakad ku yimid isku socodka degmooyinka Mahadaay iyo jowhar iyo in cabsi laga qabo wadada xiriirisa Jowhar iyo Mudisho.

Tags: Wabiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hor Leh Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe+Sawirro
Previous Post

Golaha Shacabka Oo Beri Ka Doodaya Hindise Sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed

Next Post

Ku Simaha Madaxweynaha Galmudug Oo Kormeeray Dhismaha Xarunta Madaxtooyada iyo Mashaariic kale+Sawirro

Next Post
Ku Simaha Madaxweynaha Galmudug Oo Kormeeray Dhismaha Xarunta Madaxtooyada iyo Mashaariic kale+Sawirro

Ku Simaha Madaxweynaha Galmudug Oo Kormeeray Dhismaha Xarunta Madaxtooyada iyo Mashaariic kale+Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In