Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wacyigelinta ka qaybgalka haweenka ee Doorashooyinka golayaasha degmooyinka ee Dowladaha hoose oo Xuddur laguqabtay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wacyigelinta ka qaybgalka haweenka ee Doorashooyinka golayaasha degmooyinka ee Dowladaha hoose oo Xuddur laguqabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan ayaa loo qabtay haween ka kala socday ururada haweenka ka dhisan magaalada Xuddur waxa ka soo qeyb galay maamulka degmadii Xuddur, Odayaasha dhaqanka, culimaa’udiin iyo dhalinyaro.

Tababarkaan oo ku saabsanaa wacyi gelinta ka qeybgalka haweenka ee doorashooyinka golayaasha degmooyinka dowladaha hoose waxa soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Ugu horeyn waxa ka hadlay Lataliyaha Wasaaradda arrimaha gudaha dowlahada hoose koonfur galbeed Muktaar Cali Mursal ayaa sharaxay u jeedada tababarka.

Guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macalin Axmed oo ka hadlay dahfurka tababarka ayaa sheegey caqabadaha ay kala kulmeen maamulka waqtigiisa dhamaaday oo haweenka fursad lagasiinin, waxaana odayaasha dhaqanka kula dardaarmay in haweenka tixgelin gaar ah lasiiyo.

Dooda tababarka waxay ahayd sidee haweenka looga qeybgalin karaa golayaasha degmada Xuddur ururadii haweenka ee fikradahooda ka dhiibtay dooda ayaa sheegay in ay muhiimtahay in haweenka kaalintooda la siiyo.

Qeybaha kala duwan ee bulshada tababarka ka qeyb qaadanayay ayaa cabashada ay muujiyeen haweenka uga jawaabay, iyagoona sheegay in haweenka aan boos muuqda laga siin golayaasha deegaannada.

Previous Post

Ra’iisul  Wasaare Rooble oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta

Next Post

Ra’iisal wasaarihii la afgenbiyay ee Suudaan oo la sii daayay

Next Post
Ra’iisal wasaarihii la afgenbiyay ee Suudaan oo la sii daayay

Ra’iisal wasaarihii la afgenbiyay ee Suudaan oo la sii daayay

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In