Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

 Wadahadalladii Biyo xireenka Wabiga Niil oo fashilmay

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
 Wadahadalladii Biyo xireenka Wabiga Niil oo fashilmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wadaxaajoodkii Biyo xireenka Al-Nahda ee u dhaxeysa dalalka, Masar, Suudaan iyo Itoobiya, kana socday Congo, ayaa ku dhammaaday fashil sida ay xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar.

Intii lagu guda jiray wadahadallada Biyo xireenka Al-Nahda ee Wabiga Niil, ayay dawladaha Masar iyo Suudaan, si wada jir ah ugu edeeyeen dhigooda Itoobiya in shirka ay la yimadeen go’aan ay diideen in ay wax ka badalaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Markii uu bilawday muranka Biya xireenkan, dawladda Masar, aya bishii Juun ee la soo dhaafay dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay golaha amniga, sida ku xusan Qodobka VI, kaas oo ka hadlaya dejinta khilaafaadka siyaasadeed ee u dhexeeya wadamadan.

Prof. Cabdul Caadi, oo ah khabiir bartay sharciga Caalamiga ah oo arrinkan ka hadlay ayaa yiri: “Wadamadan  waxay xaq u leeyihiin inay qoraal u gudbiyaan golaha amaanka, iyagoo sharraxaya wixii dhacay intii ay socdeen wadahadallada, iyaga oo ixtiraamaya rabitaankaood ku saleeysan in khilaafkooda uu  xaliyo midowga afrika”.

Dr. Zaki Al-Buxeyri oo ah Professor  ku takhasusay daraasaadka Afrika ayaa sheegay in Itoobiya ay ka dhiseyso gudahah Niil, 3 biyo xireen oo kale oo aan ka aheyn biyo xireenka Al nahda, kuwaa oo  keydin karaan ilaa 200 bilyan oo mitir cubic oo biyo ah, taas oo looga gol leeyahay in laga dhaliyo koronto , si meesha looga saaro Saamiga Wabiga Niil ay ku leeyahiin dalalka Masar iyo Suudaan.

Previous Post

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Shiinaha oo saxiixay hishiis Talaalka covid-19  lagu keenayo dalka

Next Post

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka warbixiyay howlgaladii u danbeeyay ee gobalka Galgaduud

Next Post
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka warbixiyay howlgaladii u danbeeyay ee gobalka Galgaduud

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka warbixiyay howlgaladii u danbeeyay ee gobalka Galgaduud

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In