Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wadamada Islaamka oo si wadajir ah u cambaareeyey Xuutiyiinta Yemen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wadamada Islaamka oo si wadajir ah u cambaareeyey Xuutiyiinta Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Magaalada barakeysan ee Makkah Al Mukarama maanta lagu qabtey shir deg-deg ah oo ay qabanqaabisey Ururka Isbaheysiga Islaamka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shirka waxaa lagaga hadley gantaalkii Xuutiyiinta Yemen ay ku soo tuureen magaalada barakeysan ee Makkah Almukarama.  Arintaasi oo ay si weyn ugu caroodeen Muslimiinta ku nool adduunweynaha.

Wafdi oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Mudane Cabdusalam Hadliye Cumar ayaa shirkaasi ka qeyb galey.

Wafdiga Wasiirka ayaa  waxaa ka mid ahaa Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga Mudane Daahir Maxamuud Geele iyo Mudane Saalim Macow Xaaji oo ah ku-xigeenka safiirka.

Wasiir Hadliye ayaa shirka ka jeediyey khudbad oo uu si weyn ugu cambaareeyey Xuutiyiinta Yemen gantaalkii ay ku tuureen magaalada barakeysan ee Makkah, wuxuuna hoosta ka xariiqey in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin iney daafacaan Kacbada barakeysan.

Dhamaan madaxdii ka qey gashey ayaa waxay si wadajir ah u cambaareeyeen Xuutiyiinta.

Shirka waxaa lagu doortey mudane Yusuf Axmed Cuteymiin inuu noqdo Xoghaya Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka.

HaliyeOIC20161117_1  SalimOIC20161117_1HaliyeOIC20161117_2

Previous Post

Midowga Afrika oo sheegay inay si habsami ah u socdaan doorashooyinka Soomaaliya

Next Post

Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo la kala qaaday +Sawirro

Next Post
Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo la kala qaaday +Sawirro

Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo la kala qaaday +Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In