Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waddada Wadnaha Oo Lagu Dhisi Doono Canshuurta Laga Qaadayo Shacabka Muqdisho “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Waddada Wadnaha Oo Lagu Dhisi Doono Canshuurta Laga Qaadayo Shacabka Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo maanta kormeer ku tagay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan la dhagax dhigi doono wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho, islamarkaana wadadaasi lagu dhisi doono canshuurta guryahay ee laga qaado shacabka Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay Gudoomiye Muungaab in bisha soo socota Bartamaheeda la dhagax dhigi doono waddadaasi, islamarkaana canshuurta laga qaado shacabka Muqdisho kaliya lagu dhisayo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Aduunka sida badan canshuuraha guryaha waxaa loo asteeyaa meel ka mid ah magaalada, tusaale caafimaadka, waxbarashada iyo waxyaabo kale, laakiin anaga waxaan u asteenay oo kaliya dhismaha jidka muhiimka ah ee Wadnaha” ayuu yiri Muungaab.

Dhinaca kale gudoomiyaha gobalka Banaadir ayaa sheegay in canshuurta guryaha magaalada Muqdisho loo qaadi doono qaab casri ah oo uu tilmaamay in aysan jiri doono isdaba marin ama wax la mid ah.

Ugu dambeyn gudoomiyaha ayaa hoosta ka xariiqay in marnaba aan loo dulqaadan doonin wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho, dhawaanna uu soo magacaabayo guddi arrintaasi ka howlgala.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (14) unnamed

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo booqday dugsiga tababarka ciidanka ee Carmo “Sawirro”

Next Post

Ciidamada XDS oo gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsan Shabaab

Next Post
Ciidamada XDS oo gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsan Shabaab

Ciidamada XDS oo gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsan Shabaab

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In