Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waddooyin Ku Yaalla Magaalada Minneapolis Oo Loogu Magacdaray Soomaaliya Iyo Qaar Kamid ah Halgalameyaashii Soomaaliyeed+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Waddooyin Ku Yaalla Magaalada Minneapolis Oo Loogu Magacdaray Soomaaliya Iyo Qaar Kamid ah Halgalameyaashii Soomaaliyeed+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waa Talaabo aad u wanaagsan oo Muujinaysa Hormar Balaaran oo ay gaarayaan Soomaalida Maraykanka gaar ahaa Gobolka Minnesota oo hoy u noqday Kumanaan Soomaaliyeed oo Saamayn Balaaran ku leh dhinacyada kala duwan ee Nolosha, hadii ay ahaan lahayd Ganacsiga, Waxbarashada, iyo Siyaasada.

Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota oo ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan dalka Maraykanka ayaa Soomaali badan isugu soo baxay kana qeyb galay Xaflad xariga loogu jiray Wadooyin Magaca laga badalay loona bixinayey magacyo Soomaali ah oo taariikhda Waqooyiga Amerika gashay.

Related posts

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026

Xaalada Madasha xaflada ka dhacaysay ayaa ahayd jawi farxadeed oo aanan la soo koobi karin halkaasi oo ay soo buux dhaafiyeen Warbaahinta Soomaalida iyo Kuwa Maraynkanka kuwaasi oo xiiseynayey Magacyada Cusub ee loo biixyey Wadooyin waa weyn ee magaalada Minneapolis dhex mara Soomaalidana u badan tahay.

Wadooyin ku yaala xaafada ay Soomaalida Degto ee Cader Riverside ee magaalada Minneapolis ayaa si rasmi ah loogu bixiyey magacyo Wadooyinka 4aad, 6aad iyo jidka 16aad kuwaasi oo loo biixyey Somali St, Oromo St, iyo Talex Ave Arintaasi ayaa timid ka dib markii goloha degaanka ay xaafadaasi ay horaantii sanadkani ay sidaasi ansixiyeen.

Dhanka kale dadka oromada ah ayaa iyaga muujiyey in ku faraxsan yihiin wadada loogu magac daray Oromo, Arrintani waxa ay tusaale u noqon kartaa sida soomaalida ay usii deegaamaysanayso, isla markaasina aqoonsi buuxa ugu heshey jinsiyadooda dalkani.

Si kastaba oo ay tahay dadaalada ay wadaan jaaliyada Soomaalida si caruurteena loo tuso ama la baro sumcada iyo sharafta dalka Soomaaliya isla markaana kor loo qaado iyadoo Soomaalida ay tusaale u noqon korto qowmiyadaha kala duwan ee dalka ku nool.

_MG_3205 _MG_3206 _MG_3207 _MG_3211 _MG_3219 11951789_1004745819547470_2090201464159708009_n 11951789_1004745819547470_2090201464159708009_n_1

_MG_3207 _MG_3209 _MG_3211 _MG_3219 11951789_1004745819547470_2090201464159708009_n 11951789_1004745819547470_2090201464159708009_n_1 11988223_10204979904517491_7961977713488032942_n 11988223_10204979904517491_7961977713488032942_n_1 12002253_1122215851140844_186813076470380413_n 12002253_1122215851140844_186813076470380413_n_1 12003987_1127749370573267_1484969938583008761_n 12003987_1127749370573267_1484969938583008761_n_1 12009776_10204979904197483_4489910259381105373_n 12009776_10204979904197483_4489910259381105373_n_1 IMG_3197 IMG_3198

Sawir Qaade Liban Husein

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Soomaaliya oo seddex iyo toban sanno kaddib garsoori doonto cayaaraha FIFA.

Next Post
Soomaaliya oo seddex iyo toban sanno kaddib garsoori doonto cayaaraha FIFA.

Soomaaliya oo seddex iyo toban sanno kaddib garsoori doonto cayaaraha FIFA.

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

September 15, 2026
0

‎Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

September 15, 2026
0

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In